SomaliTalk DALSAN


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK  - MINNESOTA

Ururka Midowga Ardayda Soomaaliyeed oo Minnesota Ka Abaabulaya Shir Ballaaran 

"Waa Shir wax loogu Qabanayo Waxbarashada Dalkeena Hooyo" MSSU

Waxaa shirkan marti qaadaya Ururka Midowga Ardayda Soomaaliyeed oo ah urur ay ku bahoobeen ardayda iyo aqoonyahanada Soomaaliyeed ee wax ka barta jaamacadaha iyo kulliyadaha ku yaalla gobolka Minnesota.

Qiimaha:

$20.00 qofkii

$10.00 ardayda & waayeelka

Cunto fudud iyo cabitaan bilaasha

Wixii faahfaahin ama su’aal ah kala soo xiriir: Tiiceey (952)220-0867

tiiceey72@msn.com 

Ujeedada ugu wayn ee shirkan waxey tahay in lacagta ka soo xaroota tikidhada shirkan loogu deeqi doono waxbarashada sare ee dalkeenii.

Maalinta Jimcaha, Aug 16, 2002

saacada: 4:30 galabnimo

Qolka shirka ee WILLEY HALL oo ku yaala Jaamacada Minnesota.

Qodobadda Shirka Looga Hadli Doono:

Shirkan waxaa ka hadli doona aqoonyahano Soomaaliyeed oo falanqayn doona sidee bulshadan Soomaaliyeed ee soo barakacday wax u qabsan lahaayeen una noqon lahaayeen bulshadii berito.

Sideen Soomaalideenan soo barakacday aan qayb wayn uga qaadan lahayn dhisida qaybaha waxbarasho ee dalkeenii.

Sidii ay waalidka soomaaliyeed ee ku nool qurbaha xil isaga saari lahaayeen gacan qabashada caruurtooda dhinac walba.

Sidii qoomiyadeenan kusoo barakacday dhulalka shisheeye aan u dhisi lahayn urur midaysan oo wax qabad u leh bulshadeena iyo sidaan uga warhayn lahayn isbadaladii dhacay 9/11 kadib.

Dib u heshiisiinta iyo xal u helida dhibaatada Soomaaliyeed.

Sidii looga badbaadi lahaa looguna faa’iidi lahaa qurbaha.

Dhibaatooyinka nabaadguur ee ka dhacaya dhulkeenii: Dhibka ay keeni karaan mustaqbalka, iyo sidii looga hortagi lahaa.

Waxaan daawan doonaa labo cajaladood oo ku saabsan:

Waxbarashadii Soomaaliya.

Iyo

Nabaadguurka dalkeenii.

 

For more inf. Or suggestions please Contact

Tiiceey 952 220-0867, tiiceey72@msn.com 

 

Date: Aug 16, 2002

Time: 4:30 p.m.

Place: WILLEY HALL [Willey Hall is located Next to the Wilson Library]

The purpose of this conference is fundraising that will benefit the Higher Education in Somalia.

Topics of Discussion:

The conference will present Somali scholars who will discuss “in order to be a better community what do we have to do?” some of the topics include:

Somali Diaspora contributes to building educational institutions.

Somali parents responsibility for child upbringing in the Diaspora.

How can Diaspora Somalis develop effective social organizations and be aware of the changes after 9/11.

State of environmental destruction in Somalia: what is the response!

Two documentaries will be presented.

Key Speakers:

Prof. Abdi I. Samatar…(Prof. @ U of MN)

Prof. Ali K. Galeydh

Dr. Abdirahman Mohamed

Drs. Fawsiyo Abraar

And many more…...

 

 

For more information

Contact Tiiceey 952-220-0867

Entry fees:

$20.00 per person

$10.00 for students with ID and senior citizen members

Refreshments & Snacks will be provided

Amal Money Wire

Tawakal

Halal market

Salama Communication

Mecca Halal Meat

A*G Market, Inc

Safari Restaurant

Grand & Lake

Halaal Market

Hamdi Restaurant

Sahara Restaurant

Kaah

Money Wire

This Conference is organized by Minnesota Somali Student Union (MSSU), an organization representing Somali students @ local colleges & universities.

Topics of Discussion:

The conference will present Somali scholars who will discuss “in order to be a better community what do we have to do?” some of the topics include:

Somali Diaspora contributes to building educational institutions.

Somali parents responsibility for child upbringing in the North America.

How can Diaspora Somalis develop effective social organizations and be aware of the changes after 9/11.

Somali Peace and Reconciliation

How we can benefit & safe gourd in our culture in North America.

State of environmental destruction in Somalia: what is the response!

Two documentaries will be presented.

Key Speakers:

Dr. Abdirahman Mohamed. MD

Prof. Abdi I. Samatar…(Prof. @ U of MN)

Halimo I. Ibrahim…(Somali scholar)

Prof. Ali K. Galeydh …(Prof. @ U of MN)

Ibrahim Sh. Mohamed…(Islamic Scholar)

Please visit our website www.mssu.net

Sponsored by:

West Bank Grocery

Durdur

Bakery & Halal Meat

Shelton

Accident & Injury Center

Posted: August 14, 2002

WARARKii  July» GUJI
» June |  MAY APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

.

HALIS CAAFIMAAD: SOOMAALIDA MARAYKANKA

Dhadhtar ka tirsan cisbitaal kamida cisbitaalada ugu weyn Maraykanka ayaa sheegay in Soomaalida uu kusoo badanayo cudurka kaadi-sonkorowgu, warbixintaas iyo calaamadaha lagugarto kaadi-Sonkorowga
KA AKHRI HALKAN GUJI....

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
ARDAYDA SOMALIDA MINNESOTA MSSU
Eeg Sawirka oo Weyn.
Waamo Restaurant [Minneapolis, MN]
Park & Lake Halal Meat [Minneapolis, MN] 
CTML CD
MACLUUMAADKA INTERNETKA

Wiil Kudhashay Caloosha iyo Mindhicirka oo Bannaanka Yaal GUJI.. 21/7
"India Waa Aqoonsantahay DKM"
Sidaas waxaa tiri Professor caasha, Safiir ku xigeenka safaarada somaliya ee new-delhi GUJI... 20/7

C/Qaasim oo Muujiyey in DKG Diyaar u tahay in Caasimada Loo raro Hargeysa.GUJI July 18
 Booqashada Madaxweynaha DKG uu Kujoogo Liibiya
 Safaarada Soomaalida ee Liibiya. GUJI....  July 17

Libaan Xuseen oo Maraykanku Kasaaray Liiska Argagixisada
Qoraal kusoo baxay shabakada OFAC.. GUJI...  July 17

Cabdullaahi Yuusuf oo Bisha Sebtember Booqanaya USA
Warsaxaafadeed .. GUJI...  July 17

1000 Arday Soomaaliyeed oo Waxkabarta Dalka Sudan
Warbixin tifatiran oo kusaabsan ardayda Soomaali GUJI.  July 16

Zenawi oo Billada ugusaraysa ku Mutaystay Soomaaliya iyo Eretrea
Golaha Nabada Adduunka. GUJI July 16
DOODFURAN: Billada iyo Ra'yiga

Labo Kamida 3da Soomaalida Sweden oo lagasaaray Liiska Argagixisada


C/Qaasim oo Mbeki Kadalbaday in uu Dhexdhexaadiyo Itoobiya iyo DKG

  
Mashruuca Masjidka Ibnu-Tayamiya


Tubtii Qoritaanka Afka Soomaaliga

Xisbiga Shaqaalaha ee Borlänge oo Ballanqaaday Cirib-tirka Shaqo iyo Xirfad La'aanta Soomaalida
  GUJI.HALKAN  


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD