SomaliTalk DALSAN


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK  - WARAR
SOMALI PEACE RALLY

Galkaio City, Somalia, August 18th 2002

PRESS RELEASE
SPR/INFltlk/M8/069/2002

SPR oo Canbaaraynaysa Dilka Hogaan Dhaqmeedka Puntland

Galkaio City, Somalia, August 18th 2002 – Somali Peace Rally – SPR waxaa naxdin iyo muruga ku noqotay dilkii foosha xumaa ee loo geystay hogaan dhaqmeedka Suldaan Ahmed Mohamed Hurre oo ahaa hogaam dhaqmeed aad mahiim u ahaa oo mar walba u halgamayay nabada iyo deganaashaha gobolada Puntland iyo Somaliaya weyn.

SPR ARCHIVE
. October 2001
. August.20.2001
. August.8.2001
. July.27.2001
. July.25.2001
. June.19.2001
. June.13.2001
. May.31.2001
. November 17, 2000
. July 19- May 22, 2000
. July 19- May 17, 2000
. May 13 - March 21, 2000
GAASHAAN ARCHIVE
. May.30.2001
. May.18.2001
. February.21.2001
. February.15.2001
. Febraury.14.2001
. February.9.2001
BOOSAASO ARCHIVE
. Fedbruary.21.2001
. February.6.2001
Suldanka, Alaha naxariistii jano ka waraabiyee, waxaa guriga hooyadiis subaxnimadii Sabtisa 17ka Agost 2002 ee degmada Kalabeyr oo u dhaxaysa Garoowe iyo Galkacyo kala soo baxay ciidanka ilaalada qaaska ah ee Col. Abdullahi Yousuf, ciidankaas oo si naxariis daro ah guriga hortiisa shan xabadood kaga dhuftay madaxa Suldaan Hurre.

Waxaan si xoogan u canbaarayenaynaa falalka jahalnimo ee aragagixisnimada ah oo uu Col. Abdulahi iyo xogagiisa ay ku sameeyaan Suldaan Hurre, iyo ummada Somaliyeed.

Suldaan Hurre waxa uu ahaa nin dhalin yaro ah oo masuul hogaanimo la-haa oo mar walba ka hadli jiray xaalada runta ee ay Puntland ku sugan tahay, baadi goobna ugu jiray helitaanka nabad waarta. Suldaan Hurre waxa u mar walba u taagnaa in wada hadal lagu xaliyo dhib kasta ee jirtay iyo caqliga oo la-kaashado. Suldaan Hurre, Alaha u naxariistee, waxaa aad u tabi doona reer Puntland iyo dadyawga Soomaliyeed ee nabada jecel. Dhimashadiis waa mid qaranka Soomaliyeed oo dhan ku ah lama ilaawaan, muujinaysana xasuuqa maalin cad uu wado shaqsi ku andacoonaya in uu yahay hogaamiye siyaasadeed.

Dilka foosha xun ee lagu sameeyay Suldaan Hurre waxaa ay runtii ka turjumaysaa xaalada qatarta ah ee uu Col. Abdullahi Yousuf uu ka abuurayo gobalada Puntland iyo sidda uu isugu dayayo in uu ka dhigo goob coladeed oo dhiig badan ku daato iyo caburinta iyo laynta uu ku hayo maskaxda iyo codadka shaqsiyaadka u madaxa bananaan aragtiyadooda.

Waxaa xusid mudan in dilkan Suldaan Hurre ay ka daba timid dilkii foosha xumaa ee uu Col Abdulaahi horay ugu sameeyay hogaamiye kale ee magaalada Garowe (Col. Faarax Dheer) dhawr bilood ka hor iyo xasuuqii uu ku sameeyey buslhada gobolada Bari dhawaantaan.

Waxaanu si xoogan ugu yeeraynaa aduunyada iyo hayadaha xaquuda adamiga in ay u istaagaan ka hortaga ficilada sheydaan ee uu wada Col. Abdullahi Y, baritaana ay ku sameeyaa xasuuqa iyo buburka uu ka wado Puntland.

Waxaanu tacsi u diraynaa qoyskiii uu ka geeriyooday Suldaan Hurre, dhamaan qoysaskii ay dhibaatadu ka soo gaartay falalka argagixiisnimada ee Col. Abdullahi Yousuf, Somali weyn, dhamaan asxaabtiisa. Inaa Lilaahi Wa inaa ilayhe raajacuun

sprally@hotmail.com 

AFEEF: Aragtida qoraalkaan waxaa leh SPR, kana tarjumi maayo aragtida SomaliTalk.

DOODFURAN: Ra'yigaaga Ka Dhiibo Halkan


SOMALI PEACE RALLY

Galkaio City, Somalia, August 18th 2002

PRESS RELEASE
SPR/INFltlk/M8/069/2002

SPR Condemns Slaying of Puntland Traditional leader

Galkaio City, Somalia, August 18th 2002 – Somali Peace Rally – The Somali Peace Rally is shocked, deeply saddened and outraged by the murder of Puntland Traditional Leader, Suldaan Ahmed Mohamed Hurre, a prominent and courageous voice for peace and stability in Puntland and Somalia at large. The Suldan was pulled out of his mother's home in Kalabayr village (between Garoowe and Galkacyo) and brutally shot five times in the head by the special guards of Col. Abdullahi Yousuf on Saturday morning 17 August 2002 as reported by eyewitnesses. The Suldan Hurre and the perpetrator, the man who gave the introduction to kill Hurre have accidentally met in the village.

We strongly condemn and denounces those responsible for the assassination of Mr. Hurre, specifically the barbaric attacks done by Col. Yousuf and his ruthless militia who are bent on killing the traditional leaders, military leaders as well as the intellectuals. We urge that evil perpetrators be brought to justice. The SPR also strongly condemns the unprovoked and senseless killing of unarmed civilians and kidnapping of civil society leaders from their houses by Col. Yousuf's militia..

Mr. Hurre was a well-known and relatively young responsible traditional leader in Puntland and a courageous voice for the truth and peace.

Sultan Hurre had been harassed numerous times by Col. Yousuf's militiamen. In spite of such intimidating tactics Sultan Hurre never tired in his efforts to promote peace campaign, freedom of speech and provide his fellow citizens with alternatives to dictatorial character of warlord col. Yousuf. Suldan Hure consistently challenged Col. Abdullahi Yousuf’s policy of eliminating political adversaries in Puntland regions. He was also one of the traditional leaders who opposed the prolongation of Col. Yousuf's unconstitutional mandate in August 2001.

Suldan Hurre who always stood for dialogue and common sense, indeed an examplenary leader, will be missed by the people of Puntland and all peace loving Somalis. His death was a tragic national loss, and a broad-day-light murder by some one claiming leadership. Certainly his murder demonstrates the dangerous environment the Col. Yousuf's dictatorial actions has created in his attempts to silence independent voices and minds in Puntland.

We note that the killing of Mr. Hurre has following Col. Abdullahi Yousuf’s barbaric killing of another leader in Garowe (Col. Farah Dheere) few months ago, and indiscriminate massacre to the people of Bari Region.

We strongly urge the World Community to stand up to new Miloshevic in Puntland and call for Human Rights organisations to investigate the mass barbaric killings of Col. Yousuf in Puntland State.

SPR believes that political grievances be addressed through dialogue and the democratic structures of the traditional society and the constitution of the state - not through brute force and elimination of people with diverging political stances.

The SPR would like to express its deepest sympathies to the families of the deceased and to all the families of the recent victims of terrorist violence of Col. Yousuf in Puntland.

Our condolences and thoughts are with Mr. Hurre’s family, Puntland people and the Somalis at large, and his friends and Colleagues in this time of grief.

sprally@hotmail.com

DISCLAIMER: All opinion expressed here are those of the authors and do not necessary reflect the opinion of Somalitalk and it's editors.

WARARKii  July» GUJI
» June |  MAY APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

.

HALIS CAAFIMAAD: SOOMAALIDA MARAYKANKA

Dhadhtar ka tirsan cisbitaal kamida cisbitaalada ugu weyn Maraykanka ayaa sheegay in Soomaalida uu kusoo badanayo cudurka kaadi-sonkorowgu, warbixintaas iyo calaamadaha lagugarto kaadi-Sonkorowga
KA AKHRI HALKAN GUJI....

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
BILICDA SOOMAALIYA
Luuq Ganaane, 1987
wiil Waa wiil yar oo Soomaaliyeed, oo nayl yar dhabta kuwata  oo beri-samaadkii xilli nabad ah dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya. waa dhulka xiliga barwaaqada iyo nabada saxansaxada macaan.
BILICDA DHULKEENA
Haldhaa / Goray
gorayo Waa haldhaa ama Goray dhex mushaaxaya dooga iyo Bilicda Soomaaliya oo nabada.

Waa Gorayo dhexjoogta Dooxo Barwaaqo ah.



MACLUUMAADKA INTERNETKA


Wiil Kudhashay Caloosha iyo Mindhicirka oo Bannaanka Yaal GUJI.. 21/7
"India Waa Aqoonsantahay DKM"
Sidaas waxaa tiri Professor caasha, Safiir ku xigeenka safaarada somaliya ee new-delhi GUJI... 20/7

C/Qaasim oo Muujiyey in DKG Diyaar u tahay in Caasimada Loo raro Hargeysa.GUJI July 18
 Booqashada Madaxweynaha DKG uu Kujoogo Liibiya
 Safaarada Soomaalida ee Liibiya. GUJI....  July 17

Libaan Xuseen oo Maraykanku Kasaaray Liiska Argagixisada
Qoraal kusoo baxay shabakada OFAC.. GUJI...  July 17

Cabdullaahi Yuusuf oo Bisha Sebtember Booqanaya USA
Warsaxaafadeed .. GUJI...  July 17

1000 Arday Soomaaliyeed oo Waxkabarta Dalka Sudan
Warbixin tifatiran oo kusaabsan ardayda Soomaali GUJI.  July 16

Zenawi oo Billada ugusaraysa ku Mutaystay Soomaaliya iyo Eretrea
Golaha Nabada Adduunka. GUJI July 16
DOODFURAN: Billada iyo Ra'yiga

Labo Kamida 3da Soomaalida Sweden oo lagasaaray Liiska Argagixisada


C/Qaasim oo Mbeki Kadalbaday in uu Dhexdhexaadiyo Itoobiya iyo DKG

  
Mashruuca Masjidka Ibnu-Tayamiya


Tubtii Qoritaanka Afka Soomaaliga

Xisbiga Shaqaalaha ee Borlänge oo Ballanqaaday Cirib-tirka Shaqo iyo Xirfad La'aanta Soomaalida
  GUJI.HALKAN  


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]