HAMBALYO HAMBALYO

 
 HAMBALYO:

Waxaa hambalyada qoyska loogu hagaajinkaraa email: gacamay@hotmail.com 

 

HAMBALYO NIKAAXA Maxamed Muuse Xaaji Saciid iyo  Faadumo Saahid Maxamed Yusuf

 

Dhammaan dadka hoos ku qoran waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan  Maxamed Muuse xaaji saciid iyo  Faadumo Saahid maxamed yusuf oo Nikaaxoodu ka dhacay  Masjidka Khaalid Bin Waliid ee Toronto (Sabti Oct 5, 2002).

Hambalyada waxaa diraya 

Maxamed Cali, Daahir cabdalle & xaaskiisa, Safiyo Cabdalle & Ilmaheeda,  Faadumo Muuse Xaaji Saciid, Ilyaaas Muuse Xaaji Saciid & Dhamaan Reer Muuse Xaaji Saciid, Hooyo Xadiyo Guuleed Faarax, Farxiyo Yusuf Cali,Maxamud cali kabayare,Maxamud Axmed guleed( Suheyb), Nasro Axmed Guuleed,Fardowso Cabdi Guuleed, Cismaan Xasan Khalaf & Xaaskiisa Sahro Maxamed Barre, Sacdiyo & Jamiilo & Dhaamaan Ilmo Jaamac yare , Shiikh Cabdalla Cabdalla, Shiikh Ahmed Saciid ( Garaare),Jamaal Gudoomiye, C/risaaq Yusuf ( Hanad)& Xaaskiisa Hoodo Cali Mire,Saalax Cismaan ( utah),Maxamed Bile, Faysal C/raxmaan, C/qaadir saciisd,C/llaahi Xantulle& xaaskiisa  Dahabo Maxamed Xaaji Saciid & Dhamaan Reer Maxamed Xaaji saciid Abees,  Samatar Xaaji Muuse Boqor, C/llaahi Ciid & Xaaskiisa Warsan Maxamud Cali, Faysal Cismaan Xaaji  Tarmeed,& Dhamaan Macaariifta Reer Va & Reer Toronto.

Allah ha kadhigo qoys khayr ku baraara.

Aamiin

Oct 8, 2002 | SOMALITALK.COM 


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.



HTML CD