SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - HAMBALYO
Tahniyad Aroos

Annagoo kala ah:

  • Daahir Maxamed Yuusuf,
  • Cabdullaahi-Xakiim Hade,
  • Cabdirisaaq Xaaji Maxamed,
  • Cabdi-Faysal Maxamed Gaanni,
  • Maxamuud-Kooshin,
  • Cabdulqaadir Shiil,
  • Maxamuud Sheekh Xasan,
  • Xasan Shabeel,
  • Dhammaan Reer Cismaan-Gaab,
  • Dhammaan Reer Axmed-kacaan

ayaa waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa:

NAA'IB CABDIWAAXID XASAN iyo SAHRO SHEEKH CALI

oo arooskoodu ka dhacay Seattle, Washington, U.S.A. bisha july 19-keedii.

Allah haka dhigo qoyskii baraara.

Hambalyada arooska waxaa loogu hagaajin karaa: gaanni@usfamily.net

SOMALITALK.COM | Aug 1, 2003

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]