SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - SWITZERLAND
Wargelin safarka nabada ee hadraawi iyo Switzerland

 Jaaliyada  Soomaaliyeed ee Switzerland  Waxay ogeysiinayaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Switzerland  in maalinta Khamista uu Imaandono    Abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi.

Abwaanku wuxuu maalinta Axada 28.12.03 saacada 17.00 ka soo jeedindoonaa muxaadaro ku saabsan Ujeedada Socdaalkiisa nabadaynta ummadda Soomaaliyeed magaalada Zurich  Hotel Hilton Zurich  Saacaduna tahay 17.00  Galabnimo.

Hadaba dadweynaha sharafta leh waxaa laga codsanayaa in muxaadaradaas laga soo qaybgalo waqtigana la ilaaliyo.

Wixii faahfaahin ah dheeraad ah waxaad kala soo xariiri kartaan.
Tel: 00411.3216352 ama 004179 7983805
Jaaliyada Soomaliyeed ee Dalka Switzerland
mustafgobdon@hotmail.Com  ama gobdon@bluewin.ch

Faafin: SomaliTalk.com Dec 20, 2003

MAXAY JARAA'IDKA CAALAMKU KA QOREEN SOOMAALIDA 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
 

kaah

BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri



 Doodii gabdhaha Soomaalida Minnesota

 


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]