Tahniyad Aroos
Caruuska iyo Caruusadda:
- Dr. C/laahi Faarax Aadam iyo
- Fardowsa Yaasiin Jaamac Buruuj

oo nikaxoodu maanta (July 21, 2003) ka dhicay
magaalada boosaaso hoteelka panorama waxaa hambalyo iyo bogaadin u diraya dadka
hoos ku qoran:
- cabdiqani maxamed cali xagaa iyo xaaskiisa
maka yuusuf cali
- cali yuusuf cali iyo xaaskiisa faadumo
maxmud xaaji (jeesto)
- cabdixakim cambuulo iyo xaaskiisa
- cabdishakur cambuulo
- laylo maxamud xaaji
- saacid ciise xaaji cumar iyo xaaskiisa
xalimo shiikh cali
- shukri yuusuf cali
- fu'aad salaad warsame
- cabdiwali ciise xaaji cumar
- bashiir muse faarax
- sakariye muuse faarax
- axmed xaaji saciid iyo xaaskiisa
waxan ilaah uga baryaynaa inuu noqdo
arooskoodu midkii waara.
Xaflada nikaaxa waxaa soo qaban qaabiyey:
mudane Saciid Faarax Ismaaciil iyo xaaskiisa Maryan Yaasiin Jaamac
Hambalyada caruuska waxaa lagu soo hagaajin
karaa emailka: qardhaawi@yahoo.com
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
|