SomaliTalk DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - UK

          

MU’TAMARKII 2AAD EE LEICESTER, UK

 

Waxaan walaalada Soomaaliyeed ee magaalada Leicester iyo nawaaxigeeda degan loogu bishaarayn hayaa in shir sanadkii 2aad ee magaalada Leicester, uk uu dhici doono haddii alle idmo bisha July maalmaha 17/18 oo kala ah Sabti iyo Axad.

 

Cinwaanka shirka: (( KUSUGNAANTA DIINTA ALLE ))

 

Waxaa marti inoogu ah shirkan barakeysan, marti sharaf isugu jira culumo iyo aqoon yahaniin, oo ka mid yihiin:

 

1) Sh. Max’ed Idris                          (USA)

2) Sh. Mustafe X. Ismaciil              (Hargeysa)

3) Sh. C/llahi max’ed                      (Leicester)

4) Sh. Max’ed Dayib                       (Leicester)

5) Sh. Max’ud Hoori                       (Leicester)

6) Walaal Ibraahim Nuur                (London)

7) Walaal Axmed Cumar                (Manchester)

 

Mid kamid ah muxaadaraad kaasi waxay ku bixi doontaa luqada Ingiriiska haddii alle idmo.

 

Cinwaan goobta Mu’tamarka lagu qabanaayo:

Masjid-al-kowthar: 77 Evington Vally rd, Leicester, UK.

 

Wixii faahfaahin ah waxaad kala xariiri kartaan:

 

C/risaaq Macalin: 0116 2622882

C/qaadir Dalmar:  07950 638967

C/rashiid Cartan: artanjr@yahoo.co.uk

Faafin: SomaliTalk.com | July 9, 2004


Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More..
.
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
Habnololeedkii saxaabadii Rasuulka ...


Qiimaha Dhulka & Qadarin La'aanta Soomaalida: Waa buug cusub ee yaan lagaa dhamaysane GUJI halkan...


kaah

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]