SomaliTalk DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - LONDON
Shir-weyne Islaami ah oo ka dhaci doona London
Jamciyadda “Somali Cultural Watch” waxay dhammaan
dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan UK; gaar ahaan kuwa deggen London iyo nawaaxigeeda ugu bishaaraynaysaa in la qaban doono shir-weynihii 3-aad ee islaamigaa; kana dhici doono Waqooyiga London maalmaha kala ah: Sabtida iyo Axadda; kuna aaddan 17 — 18 Juulaay  2004; laga bilaabo 10:00 subaxnimo ilaa 9:30 makhribkii ama fiidkii; hadduu Ilaah idmo.

Madasha shirku waa:
Aziziyah Mosque
117-119 Stoke Newington Road,
 London N16 8BU

Cinwaanka shirku waa: 
Midowga Ummaddu Waa u Muhiim Baraaruggeeda.

 

Wixii faah-faahin ah kala soo xiriir: 

C/Risaaq Takar,
tel: 0207 687 1923;
mobile:
07958577469;
e-mail:
takar80@hotmail.com  

C/Raxmaan Gacal;
tel:
07960789928;
e-mail:
Gacal70@Hotmail.com   

C/Fataax Aadan;
tel: 0208 8008621;
mobile: 07932619500;
e-mail: garlogube@aol.com

Culumada shirka ka soo qeyb gelaysa waa:

  • 1.   Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil (Somalia)
  • 2.   Sheekh Maxamed Axmed Idriis (USA)
  • 3.   Sheekh C/Raxmaan Sheekh Cumar (USA)
  • 4.   Cabdulqaadir Mumin  (UK)
  • 5.   Sheekh C/Raxiim M. Dhabar (UK)
  • 6.   C/Rasaaq M. Takar (UK)
  • 7.   Sheekh Xuseen Jaamac (UK)
  • 8.   Iyo culumo kale

Basaska iyo tareemada:
Basaska nambarradooda: 67,76, 243, iyo 149.
Isteeshinada tareenka ee ugu dhow waa:
Dalston Kingsway iyo Stoke Newington.


Faafin: SomaliTalk.com | July 4, 2004  

Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More..
.
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
Habnololeedkii saxaabadii Rasuulka ...


Qiimaha Dhulka & Qadarin La'aanta Soomaalida: Waa buug cusub ee yaan lagaa dhamaysane GUJI halkan...


kaah

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD