Xaflad ay soo
abaabuleyn Aqoonyahanada iyo wax-garadka
Banaadiriga oo Tageero hiil iyo hooba leh loo
Fidinaayay musharaxeeyna madxweeynaha Soomaaliya
Dr.C/qaadir Xaaji Sufi (muriidigolf ) aya lagu
Qabtay Mombassa Golf Club ee Dalka Kenya
Xafladdan oo
aheeyd Casho sharafeed lagu qabtay Mombasa Golf
Club ee dalka Kenya
Mombasa Uruka SANU/NSC
ee Banadiriga oo ka mid ah ururada siyaasadda
ee Somaliya ayaa maalintii shalay gelinkii
dambe xaflad ku qabtay ku saabsan sidi taageero
hil iyo hoba lehba logu fidin laha musharax
madaxweeynenimada Soomaaliya Muddanne “
Muriidigolf “.

Dr.C/qaadir
Xaaji Sufi (muriidigolf ) oo Mombassa
Golf Club lagu gudoonsiyay Baabuur
Cusub |
Xafladdan oo
taageerayaasha Banaadiriga ku muujinayay
taageerada ay uu hayo musharaxooda madaxweeyne muriidigolf waxa
khudbad oo so dhaweeyn ah ka so jeediyay
mudane Enj :Cabdiqaadir m. Yasiin “Muriidi
Aarkii “oo ku hadlaayay magaca abaabul-lyaasha
iyo dhallinyarada ee ka danbeysay Xaflada oo
ka waramay ujeedada ay tahay in lagu daydo
booqashada musharaxeeyna.
Sidoo kale waxa
halkaasi asagana ka hadlay Shariif Cumar (
TIPTOP) oo ku amaanay Mr. Muriidigolf u yahay
nin dadaal badan oo waxtar leh ummaddiisana wax
u soo qabtay lagana filayo sidii hore iyo si ka
sii fiican ,waxaa si sidasi si lamid ah u hadla
dad farabadan oo halkaani lagu so kobi kareyn
Sida Prof: Shariif Maxamed Xassan,Prof:Sayd
Axmed C/diraxmaan,Prof:Stele ,Ikar Axmed Macow (Abooke)
,Sharafow Abu Xawad,Shariif Amiin Baa Xasan,iyo
Qassim Buwe Xaaji Cumar war bixin dheer ka dib
Shaaca ka qaadeen ..
waxayna ku
gubaabiyeen Dhamaan Aqoonyahanadaasi Banaadiriga
ku adkeeyen in u dadaalka si wado marna u ka
harin ilaa u guusha hantiyo ama ku waayo ku
aadan wax-qabadkiisa, haddii uu ku guulaysto
doorashooyinka la damacsan yahay inu dalka
Kenya ka dhacaan ..
Ugu danbeeyntii
waxaa hadalo mahad celin ah halkaasi ka soo
jeediyay Musharax madaxweeyne isla markaasina ah
guddoomiyaha ururka SANU ee Banadiriga Mudanne
Golf oo ka hadlayay qorshaha wuxuu ka qaban
doono Arrimo Bulshada waxa uu sheegay inuu
ahmiyadda koowaad siinayo wax u qabashada dadka
masaakiinta ah iyo danyarta si ay u helaan
shaqooyin iyo wax ay noloshooda ku hagaajiyaan
iyo inay bulshadu hesho adeegyada ay u baahan
yihiin sida cusbitaalada, iskuulada, biyaha
iwm.Isaga oo si gaar ah ula hadlaya dadka Reer
Mombaasa ku nool waxa u yidhi, Waanu ognahay
inaydaan Noolal fican aad ku nooleyn oo aad u
bahantahiin dawlad u dhalato Ummadda
Soomaaliyeed .Waxaanu uga digay qabyaalada iyo
ku dhaqankeeda oo uu sheeagy in ay tahay cudurka
ugu weyn ee bulshadeena la haray.

markale oo loo Dooretay
Muriidigolf Goddoomiyaha Siyaasadda
Ururka SANU/NSC ee si xallaal ah lo’so
Doortay " Democracy
Guji |
Ugu dambayn
waxa uu Mr. golf ka hadlay doorashooyinka la
filayo inay dalka a dhacaan isaga oo muujiyay
sida uu faraxsanyahay Soo dhaweeynta heerka sare
ee wax garadka reer Banaadidiga ay i sameeyen
wuxu yir waa wax lagu daydo mudan in
doorashooyinka loo diyaar-garoobo, waayo
dawladda xun waxaa lagu gadhaa dawlad fiican,
babuurka xuna waxaa lagu gaadhaa babuur fiican.
Mr.
Muriidigolf waxaa lo bahan yahay in la kasbado
bulshoweeynta Soomaaliya dadaal aya lo bahan
yahay si horemarinayo dhallinyarada ahmiyadda
uu siinayaa . wuxuu u Sheegay in ay ka
go`antahay u gargarida Caddaalada iyo sinanta
wax-u-qabashada dhallinyarada , haweenka iyo
dadka jilicsan oo ah dadka ay had iyo jeer ku
dhacdo dhibaatadu, ayuu yidhi Mr. Muriidigolf
isaga oo intaa ku daray, Hadii aanu nahay
dhallinyarada wuu dhammaaday wakhtigii nalagu
dagayay yaa reer hebelaay iyo ah, waxaana
maanta wax lagu raacayaa mabdaa iyo ciddii wadda
danta ummadda.
Ugu danbeeyntii
waxaa islamar ahantaasi goobtaasi Mombassa Golf
Club halkaasi lagu gudoonsiyay Musharax
muriidigolf Baabuur Cusub oo ah noci ugu dan
beeyay TOYOTO Landgrouser
waxaan ugu
Deeqay Ganacsade Mudannne : Qaasim Buwe Xaaji
Cumar Nuur.
wax garadka
Banaadiriga ee ku dhaqan Mombassa ee Kenya.
wa Bilahi
Towfiiq.
abdulkadir sufi mohamed
waxaa lagala xiriiri karaa emailka:
muriidigulf@hotmail.com