SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR
Guddi dib u hesiisiineed oo uu magacaabay Cali Maxmad Geddi.
Shir qaatay saacado oo ay iskugu yimaadeen Gollaha wasiiradda uuna shir gudoominayay Cali Maxamad Gedi ayaa lagu magacaabay xilal kala duwan iyo guddi dib u heshiineed  oo ka kooban 27 xubnood oo beelaha afarta iyo barka loo kala qaybinayay.
  • 1: Dr.Cilmi Axmed Ducaale Wakiilka Soomaaliya u fadhiisan doona Qaramada Midoobey.
  • 2: Maxamed Axmed Cawil Danjiraha Soomaaliya ee Shiinaha.
  • 3: Madaxa Xafiiska Madaxweynaha Daahir Mire Jibriil.
  • 4: La Taliyaha Dhanka Sharciga ee xafiiska Madaxweynaha A.V.Caydiid Ilka Xanaf.
  • 5: La taliyaha Arrimaha Nabadgelyada Maxamed Cumar Xabeeb( Maxamed dheere )
  • 6: La taliyaha Arrimaha Siyaasadda ee xafiiska Madaxweynaha Yuusuf Cumar Azhari.
  • 7: La taliyaha Dhinaca Dhaqaalaha ee xafiiska Madaxweynaha Maxamed Yuusuf Weyrax.

Waxaa kale oo kulankan lagu magacaabay guddi dib u heshiisiineed oo ka kooban 27 xubnood oo ay ku wada jiraan beelaha afarta iyo barka ah.

 
Beesha Digil iyo Mirifle

1:Isaaq Malaaq Ibraahim
2:Ali Mohamed Aadan (Beer Beer)
3:Sheekh Xasan Gaab.
4:Xaaji Siidow Maxamed Cumar
5:Mukhtaar Abuukar
6:Sayid Cali Cabdi Muxyadiin
 
Beesha Shanaad

1:C/casiis Mukhtaar Qariidi
2:Tahliil Cabdi Maxamed.
3:Abroone Xaaji Yuusuf.

Beesha hawiye

1:Duuliye sare Cabdi Cismaan Faarax
2:Abuukar Socdaal Abtidoon
3:C/laahi Cabdi Soomane
4:Cali Ugaas Cabdule
5:C/kariin Cali Faarax
6:C/qaadir Xaaji Maxamed (lugadheere)

Beesha Daarood

1:Maxamed Maxamuud Xasan (weekiyo)
2:Maxamed Cali Cabdi
3:C/qaadir Xuseen Nuur Dirir
4:Axmed Sheekh Saalax
5:Maxamed Faarax Canshuur
6:Cismaan Cawad Cali
 
Guddigan waxaa ka maqan beeshan dir,waxa ayna ku maqan yihiin khilaaf kadib markiii ay ay ku heshiin waayeen sida loo qaybsanayo,waxaana laga sugayaa maalmaha soo socda in ay soo gudbiyaan liiska tirada looga baahan yahay guddiga dib u heshiisiinta.

Guddigan ayaa sida lagu waddo waxa ay qaban doonaan howlaha dib u heshiisiinta iyo xalinta khilaafaadka ku kala dhex jira dowladda iyo baarlamaanka,waxaa kale oo ay ka qayb qaadan doonaan sidii ay u joojin lahaayeen colaadaha wali ka dhex jira beelaha soomaaliyeed ee isku haya dalka meelo ka mid ah .

Canab Mumtaz | SomaliTalk | Nairobi
Email:
canabmumtaz@yahoo.com

Faafin:  SomaliTalk.com | June 10, 2005

Addis Ababa: 22 Qof ayaa la Diley, Boqolaal Kalena Waa la Dhaawacay
»Labada Gole ee DFKMG oo Laga Saaray Hotel 680, Nairobi
»Isbaarooyinkii Muqdisho oo Qaarkood oo dib loo soo celiyey
»Soomaalida oo ka qeybgashay dood ka dhacday B/Sweden
»Wadahadalladii Beledxaawo & Mandera oo la gabagabeeyey
Wararka oo dhan ka akhri halkan...Guji Jun 8, 2005

Dagaal Ka Dhacay Shilaabo dusheeda
iyo Idaajaa oo ku baaqay in JWXO la taageero Guji...

Cali Geddi oo ka Dagay Jowhar
Ra'iisulwasaaraha dowlada FKMG ah iyo xubno uu hogaamiyo uuna ka  mid yahay Wasiirka .. Guji Jun 7

Warsaxaafadeed: Gudoomiyaha KMG ee SAMO
Maxamed Mukhtaar Maxamed "Taarey"
ayaa... Guji Jun 7


Maxay isku Khilaafeen C/laahi  iyo Cali Geeddi
Khilaafkan oo hadda la soo afjaray, kaas oo u dhexeeyey Madaxweynaha DFKMG, C/llaahi Yusuf iyo Ra'iisul Wasaare Cali Geeddi ayaa guntiisu ahayd kaddib markii.. Guji...

Saxafiyad Soomaaliyeed oo Lagu Diley Wadada Afgooye
Duniyo Muxudiin Nuur waxaa la diley ayadoo Guji

Maalinta Dhirta oo si Weyn Looga Xusay Galkacyo
"Yaynaan Dhaqan Wareegine Kaca Aan Dhir Beeree": waa hal-ku-dheggii munaasabada Galkacyo... Guji...


Nin Jarmal ah oo Diley Xaaskiisii oo Soomaali ah, Laba Carruur ah iyo Labadiisii waalid. 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 



HTML CD