SomaliTalk

 

Columbus Halal Market, Inc. 
2269 Morse Rd
Columbus, Ohio, USA

Waa Bishaaro.ee Bilkhayr dhaha!!

Waxaa loogu bishaareynayaa dadweynaha ku dhaqan Columbus, Ohio iyo nawaaxigeeda in dib u habeyn cusub iyo maamul cusub lagu sameeyey dukaanka weyn ee Maka Market & Halal Meats oo ku yaala 2269 Morse Rd, haddana la magac baxay Columbus Halal Market, Inc. kuna yaala plaze-sada ay ku yaalaan maqaaxida soomaalida ee African Paradise iyo xawaalada Dahabshiil.

Waxaad ka heli kartaan dukaanka Columbus Halal Market, Inc:

  • Hilib noocyadiisa oo dhan, sida: Hilibka ariga, suqaarka, shiishiidka, steak-ga, chicken legs-ka, chicken suqaarka, hilibka idaha, hilibka geela, iyo kaluunka oo dhowr nooca.
     
  • Bariiska, baastada, sonkorta, cabitaanada kala duwan, diaper-rada oo dhowr nooc ah, qudaarta, iyo phone card-rada lagu waco Africa, Middle East, Somaliya, iyo North America.
     
  • Waxaa kaloo ka heli kartaan buugaag cusub oo magacyadooda la yiraahdo KEYDKA AQOONTA iyo GARAAD: miida martida iyo madadaalada, iyo buugaag kale oo isku jir ah.

Waxaa kaloo dukaanka Columbus Halal Market, Inc. ku dhex yaala magtabad cajaladaha diiniyanka ah lagu duubo. Maktabada waxa yaala waxaa ka mid ah:

1. Qur'an uu akhrinaayo: Sh. C/dullahi Ibnu Mohamed "Al-madruub", Sh. Sacadul Qaamidiyi, Sh. Cabdul-Baasid (available cd & cassette).

2. Axaadiis: Imam Muslim iyo Imam Bukhaari, waxaana tafsiiraaya Sh. Shariif C/nuur xafidahullaahu.

3. Tafsiirka Quranka: Sh. Cumar Faaruuq iyo Sh. Mohamed Ummul.

4. Maxaadarooyin: Culumada aan heyno waxaa ka mid ah: Sh. Shariif C/nur, Sh. Cumar Faaruuq, Sh. Mohamed Umul, Sh. Mustafa, Sh. Mohamed Roble "Boqolsoon", Sh. C/rahman Bashiir, iyo culumo kale.

Waxaa intaa idiin dheer Delivery deg deg ah oo la idiin ku keenaayo guryihiina iyo meel kasta oo aad joogtaan.

Ku soo dhawaada maamul cusub, shaqaale cusub,qiimo jaban oo idin raali galiya, iyo gacmo furan.

Naga soo wac:
Phone: (614) 418-9709
Fax: (614) 418-9726

Ama email: osmanbilad@hotmail.com   

Ads:SomaliTalk.com | August 1, 2003

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
Allah Is Great
Hilib Xalaalka iyo maktabada Columbus kala soo xiriir:
Phone: (614) 418-9709
Fax: (614) 418-9726

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD