SomaliTalk HTML CD
SU'AALO CILMIYEED


USAAMA BINU ZEYD: INTEE NOLOSHIISII KATAQAAN?
Kusoo Dhowaada Bogga Su'aalo Cilimiyeedka ee SomaliTalk.com

Kajawaab Su'aalaha hoos kuqoran adigoo aan eegin Jawaabaha, intee in le'eeg ayaad ka garatay, aqoontaada tijaabi. Mahadsanid in aad soobooqatay bogga "Su'aalo cilmiyeedka", fadlan asxaabtaadana usheeg.
TALO: Inta aadan su'aalaha ka jawaabin akhri Casharka
25aad  ee habnololeedkii saxaabada oo su'aalahani kayimaadeen. Su'aalihiina waa kuwan:

1. Kuma ayuu ahaa saxaabigii loogu magac dari jiray "kii uu jeclaa Rasuulka (scw)".
Cumar Binu Khadaab
Usaama Binu Zeyd
Abubakar Sidiiq
Khaalid binu waliid

2.Usaama Binu Zeyd hooyadiis oo magaceedu ahaa Barakatu Al-Xabasha waxaa loogu kunyoodaa
Ummu Xasan
Ummu Ayman
Ummu Xaaritha
Ummu Salama

3. Sifooyinka Usaama Binu Zeyd waxaa kamid ah:
caqli qoto dheer, geesinimo xad-dhaaf ah, xikmad uu ku kala miisaamo ummuuraha
dhowrsanaan oo aan aqbalin dulliga iyo daciifnimada
dadka soo jiita ayna dadka jecel yihiin, Alle ka cabsi badan oo ku dadaala xalaasha aadna u jecel Allihiisa
Dhammaan sifooyinka sare

4. Sannadkee ayaa Rasuulku (scw) hogaamiye inuu ciidan u noqdo u doortay Usaama Binu Zeyd
Sannadkii 10-aad ee hijrada
Sannadkii 11-aad ee hijrada
Sannadkii 12-aad ee hijrada
Sannadkii 13-aad ee hijrada

5. Sannadkee ayuu Usaama Binu Zeyd geeriyoodey
Sannadkii 45-aad ee hijrada
Sannadkii 44-aad ee hijrada
Sannadkii 54-aad ee hijrada
Sannadkii 55-aad ee hijrada

Derejo/Score =
Jawaabaha Saxda ah / Correct answers:


Casharka 25 ka akhri jawaabaha su'aalahan . Su'aalihii saxaabigii horena ka akhri casharka 24aad.

Waxaa diyaariyey:
Ibraahim Saalax
ibra88@hotmail.com

BOGGA SU'AALO CILMIYEDKII HORE: GUJI HALKAN

INTEE KA TAQAAN




Copyright © 2001 somalitalk.com. Xuquuqda QOraalkaan waa xafidantahay



HTML CD