SomaliTalk DALSAN


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK  - UK

 KU NOOLAANSHAHA GALBEEDKA IYO KU TOOSNAANTA ISLAAMKA

KULAN SANADEEDKII 7AAD EE (SAB)

Mawduucyada

Waajibaadka Muslimka Ku Nool Galbeedka

. Iimaanka iyo Raadkiisa Nolosha

. Riyada Noqoshada iyo Runta Degitaanka

. Nadwo (Qoyska iyo dhallaanka Som
(Dhibka -- iyo Xalka) Sida Separation-ka caydha IWM

. Tartan Carruurta loo qabanayo

 

Culimada

Sh. Mohamed Cisman.... London

Sh. Cisman Xaaji Yusuf ....London

Sh.Xuseen Jaamac .... London

Sh. C/qadir C/shakur ..... London

Sh. Rashid Mohamed ..... Gothenburg

Sh. Bashir Aman .... Stocklhom

 

Goorta & Goobta

September 07/09/02 (11:00 am -7:00pm)

UKIM West London Islamic Centre
Brown low Road , West Ealing
London W13 0SQ (Off Uxbridge Rd)

Ealing Broadway Station,

Or Bus 83,207,607,E8, E3…

Wixii Faahfaahin ah kala xiriir

Xuseen Sooyaal 01217530841

Ama C/llaahi Nuur 07961326923

ISHA: Cabdulqadir Warsame  bayle19@hotmail.com 

Faafin: Agoosto 14, 2002

WARARKii  July» GUJI
» June |  MAY APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

Help The Fight Against Spam!

HALIS CAAFIMAAD: SOOMAALIDA MARAYKANKA

Dhadhtar ka tirsan cisbitaal kamida cisbitaalada ugu weyn Maraykanka ayaa sheegay in Soomaalida uu kusoo badanayo cudurka kaadi-sonkorowgu, warbixintaas iyo calaamadaha lagugarto kaadi-Sonkorowga
KA AKHRI HALKAN GUJI....

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
CTML CD
MACLUUMAADKA INTERNETKA

Wiil Kudhashay Caloosha iyo Mindhicirka oo Bannaanka Yaal GUJI.. 21/7
"India Waa Aqoonsantahay DKM"
Sidaas waxaa tiri Professor caasha, Safiir ku xigeenka safaarada somaliya ee new-delhi GUJI... 20/7

C/Qaasim oo Muujiyey in DKG Diyaar u tahay in Caasimada Loo raro Hargeysa.GUJI July 18
 Booqashada Madaxweynaha DKG uu Kujoogo Liibiya
 Safaarada Soomaalida ee Liibiya. GUJI....  July 17

Libaan Xuseen oo Maraykanku Kasaaray Liiska Argagixisada
Qoraal kusoo baxay shabakada OFAC.. GUJI...  July 17

Cabdullaahi Yuusuf oo Bisha Sebtember Booqanaya USA
Warsaxaafadeed .. GUJI...  July 17

1000 Arday Soomaaliyeed oo Waxkabarta Dalka Sudan
Warbixin tifatiran oo kusaabsan ardayda Soomaali GUJI.  July 16

Zenawi oo Billada ugusaraysa ku Mutaystay Soomaaliya iyo Eretrea
Golaha Nabada Adduunka. GUJI July 16
DOODFURAN: Billada iyo Ra'yiga

Labo Kamida 3da Soomaalida Sweden oo lagasaaray Liiska Argagixisada


C/Qaasim oo Mbeki Kadalbaday in uu Dhexdhexaadiyo Itoobiya iyo DKG

  
Mashruuca Masjidka Ibnu-Tayamiya


Tubtii Qoritaanka Afka Soomaaliga

Xisbiga Shaqaalaha ee Borlänge oo Ballanqaaday Cirib-tirka Shaqo iyo Xirfad La'aanta Soomaalida
  GUJI.HALKAN  


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD