Professor Abdi Ismail Samatar
oo la kulmi doona Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Columbus, OH
Ururka
Israaca (Pan-Somali Council for Peace and Democracy), oo si wadajir ah ula
shaqeynayo Ururka Ardeyda Soomaaliyeed ee jaamacadda Ohio State University
(Somali Student Association), Machadka Cilmibaarista Dhallaanka Afrikaanka
(Institute for African Child of Ohio University), Council on American Islamic
Relations (CAIR-Ohio) iyo Sanduuqa deeqda waxbarashada Soomaaliyeed oo lagu
magacaabo Professor Mohamed Dahir Scholarship Fund for Somalia
Waxey
ogeysiinayaan dhamaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kolombas (Columbus, Ohio), iyo
nawaaxigeeda uguna baaqayaan in ay ka soo qeybgalaan barnaamij isugu jira Affur
(iftar) iyo Khudbad uu jeedin doono Professor Abdi Ismail Samatar
Oo ah aqoonyahan Soomaliyeed kana tirsan Jaamicadda Minnesota. Khudbadu waxay
isgu jitraa faahfahin ku saabsan shirka dib u heshiisiinta Somaliyeed ee
Eldoret Kenya, wadci nabadeedka Soomaaliya ee waqtigan xaadirka ah iyo
taakuleeynta ilaha waxbarshada ka jira Soomaaliya sida dugsiyada iyo
jaamicadaha waxabrashada.
Maalinta: Jimcaha Nov 22, 2002
Saacadda: 5:00-9pm
Meesha: Hale Center (OSU) 153 W. 12th Avenue, Columbus, Ohio
Faaf-faahin dheeraad ah kala
xiriir:
Abukar Osman AbukarO@fcdhs.co.franklin.oh.us
Check Below
for directions
ELDORET:
Taxanaha Wararka
WARARKA
SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY
| JUNE |
MAY | APRIL
|
MARCH | FEBRAAYO
|
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
com
|