OGEYSIIS DADWEYNAHA MINNESOTA DEGAN
SANADKII 3aad EE TARTANKA KEDISKA EE
DUGSIYADA SARE EE MINNESOTA
May 22, 2002
Waxaa dhammaan waalidiinta iyo ardayda deggan
gobolkan Minnesota la ogeysiinayaa in ururka Muslim American Society (MAS),
faraciisa Minnesota uu qaban qaabaiayo tartankii waxbarasho ee sanadlaha ahaa
oo ay ku tartami jireen qaar ka mid ah dugsiyada sare ee gobolkan Minnesota.
Sanadkan waxaa la filyaa in tartankan ay ka soo qeyb geli doonaan dugsiyada
sare ee kala ah:
Roosvelt High School, Edison High School, Leap
High School, Higher Ground Academy School, Al-amal High School, Washburn High
School, Centeral High School iyo Arlington High school.
GOORTA: May 31, 2003 5:00pm to 9:00pm
MEESHA Tariq Ibna Ziad Academy (MAS
Center) 4100 East 66th Street Inver Grove Heights, MN 55076
Maadooyinka Tartanka: Islamic History, Quran,
Hadith, Fiqi, Aqida, Biology, Chemistry, Physics, Math, Social Studies, Somali
Literature, US government, American History, English and Arabic Language.
Gudiga Kediska: Mahdi Nur (Mujaahid) Tel.
(612)332-9111 Ahmed Roble (Guled) Mahad Dish (Liban) Ahmed Gabane Asho Hussein
Cibado Guled Casho Ahmed Hassan
Qaadiyaasha Kediska (Judges): Sheikh Hassan
Jaamici J.D. Saciid Salax (MEd.) Abdirahman Diriye MD, Mahrus Qandil (PhD
Candidate), Nadifo Osman (MSc. ) Abdulkadir Addow (Msc.) Ibrahim Al-sayid (PhD
Candidate) Abdirahman Osman (MA) Osob Hassan (University Students) Cabdiraxmaan
Caynte (University Student)
Wixii faah faahin ah ee la xiriira barnaamijka
kediska la xiriir Mahdi Nur (Mujaahid) (612)332-9111 am e-mail: mujaahid99@yahoo.com
Barnaamijka kediska waxaa caawiyey ururada ay
ka mid yihiin Muslim American Society(MAS-MN), Muslim Student Association (MSA)
of MN universities and colleges, iyo Confederation of Somali Community of
Minnesota.
Faafin: SomaliTalk | May 22, 2003
|