SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - NABADA PUNTLAND
Warsaxaafadeed kasoo Baxaya Madaxtooyada Puntland

May 6, 2003 | Boosaaso | Puntland | Soomaaliya

Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa shaaca ka qaaday in Booasaaso uu maanta ka furmay shir rasmi ah oo ay kasoo qayb galayaan dawlada Puntland iyo mucaaradkeeduba, taas oo sida war saxaafadeedku sheegay ay ka dambeysey kaddib markii Puntland cafis u fidisay mucaaradka hubasan in ay si nabad ah ugu soo laabtaan Pubtland.

Waxaa Dalad goboleedka Puntland dunida ku war gelineysaa in Puntland ay ka socdaan arin aad ugu weyn xalinta khilaafaadka Soomaaliya iyo sidii nabad loogu heli lahaa, taas oo qorsheheedu socdey ilaa saddexdii bilood ee lasoo dhaafay.

Waxaa kale oo war saxaafadeedku caddeeyey in si heer sare ah Boosaaso shalay loogu soo dhoweeyey mucaaradka oo uu hogaaminayo Cadde Muuse.

Dawlad Goboleedka Puntland waxaa lagala xiriiri karaa: plpresidency@yahoo.com 

English Version:


EE SOOMAALIYA 

Xafiiska Madaxtooyada 

PUNTLAND STATE OF SOMALIA

Office of the President

  May 6, 2003

PRESS RELEASE ON PUNTLAND PEACE AND INTERNAL RECONCILIATION

KAAH

 

DAWLADDA PUNTLAND 

The Office of the President of the State Government of Puntland informs the world community that a major political development on conflict resolution, peace and internal reconciliation has been taking place in Puntland State of Somalia during the past three months following the Presidential Amnesty extended to those rebels caught in armed conflict. 

The State’s efforts on accommodating the opposition and its call for dialogue to resolve any existing potential tension or violence peacefully, had culminated in welcoming back Puntland rebels led by General Ade Muse yesterday, May 5, 2003, to Bosaso in a colourful popular and State receptions. 

Rebel forces are now housed in one of Bosaso’s garrisons HQs, pending to their eventual re-integration into State’s regular Police and Security forces. 

Meanwhile, conclusive talks have begun this morning to continue for the next two to three days. 

Details and the final outcome of these talks will be communicated to the international community as well as to the entire Somali nation. Please stay tuned. 

Ismail H.Warsame

Chef de Cabinet

plpresidency@yahoo.com 

 QORAALDII HORE EE PLP

Kulaabo Bogga Hore....

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD