Daabaco
Boggan | Print |
TACSI:::
Cabbey Daahir Rooble oo Geeriyoodey
waxaa Bishaan 13keedii ku
geeriyoodey magaaladaa London, lana aasey 18kii bishan, aaskaasi oo ay
ka qaybgaleen ciyaar yahandii qaran ee london ku sugan, Ciyaar yahan
ka tirsanaa Xulkii qaranka Somaliya, una cayaari jirey naadigaii
Dawladda hoose ee Minashiibio.
Waa allaha u naxariistee Cabbey Daahir
Rooble, wuxuu ku dhashay Buulaburde 1954kii, 1972kii wuxuu u saftey
Ciyaarihii Goboladda isagoo u caayirayey Gobolka Hiiraan, sannadkii
1973 waxaa ku biiray Naadigii Dawladda Hoose oo uu i cayaarayey ilaa
78kii, dabadeedna wuxuu noqday coach labaad ee naadiga. Wuxuu kaloo
u saftey xulkii qaranka laga bilaabo 1975, wuxuu qadan jirey NO.3,
wuxuna ka ciyaari jirey baasha bidix. wixii faahfaahin ah waxaad la
xiriiri kartaa Goolhayihii Qaranka C/qaadir Ciise cabdi (biyooley)
oo tel. kiisu yahay 07958635317
|
Dastuurka "wako
draft ee Kenya oo la diiday
Canab Mumtaz| Somalitalk.com| Nairobi | Nov 22, 2005
Waxaan
shaki ku jirin si weyn looga guulaystay Axsaabta ku bahowday xisbiga NARC ee
astaanka ka dhigtay Muuska kadib codayn maalin qaadatay oo ka dhacday guud
ahaan dalka kenya oo afti loogu qaadayay dastuurka qabyadda ah ee loogu
magacday WAKO DRAFT kaas oo ay dowladdu usoo bandhigtay si loogu badalo
dastuurka dalka looga dhaqmayay muddo ka badan 40 sanadood.
Guddiga tirinta cododka ayaa sheegay in
boqolkiiba 59 ay ku guulayteen dadka diidanaa in dastuurku uu dhaqan galo waxayna shaaca
ka qaadeen maanta in xisbiga Dowladda lagaga guulaystay in ay dhaqan
galiyeen Dastuurka cusub ee qabyadda ah.
Siyaasiyiin
waaweyn oo uu ka mid yahay wasiirka wadooyinka iyo howlaha guud Mr.Raila Odinga
ayaa ka mid ahaa dadka sida weyn uga soo horjeeday in dastuurka uu hirgalo olole
ay wadeen isaga mudanayaal kale oo baarlamaanka ku jira ayaa suurta galiyay in
ku kasbadaan afkaartooda dastuur diidka kala bar ka badan shucuubta kala duwan
ee ku nool dalka kenya.
Gobolada
W/galbeed ee Kenya ayaa ah meelaha la rumaysan yahay ee dastuurkan laga
diiday iyadoo dadka ku nool goboladaas ay codeeyeen sideetan
boqolkiiba,siyaasiyiinta ku ka soo jeeda goboladaas oo uu ka mid yahay Bilow
Kerow Abdi Sheikh Bahalow iyo Faarax Macalim ayaa ahaa siyaasiyiinti sida
weyn uga qayb qaatay in dadka reer W/galbeed ee Kenya ay diidaan dastuurka
cusub balse waxaa jiray siyaasiyiin kale oo ku jira xisbiga NARC oo u
ololeynayay in Soomaalida Kenya ay qaataan dastuurka.
Ka hortagida Dastuurkan si uusan u dhaqan
galin waxaa ka horyimdi siyaasiyiin badan oo ku jira dowladda,ururka
Muslimiinta ay leeyihiin oo dadaal diidmo u jeedinayay shacabka muslimka ah
in ay dastuurkan uusan dhowri doonin xuquuqdooda
Axsaabta
Taageeraysay dastuurka ee Muuska doortay oo laga guulaystay ayaa niyad jab
ka muujiyay sida looga guulaystay iyadoo horay madaxweyne Kibaki uu horay
uga dalbaday in dhaqan galiyaan dastuurka cusub ee qabyadda ah si loo helo
isbadal siyaasadeed waxii hore ee xisbigii KANU-na uu meesha uga baxo.
Warbixintii Hore
ee Doorashada kenya....
Canab Mumtaz|
Somalitalk.com| Nairobi
Faafin: SomaliTalk.com | Nov
22, 2005
Kismaayo oo lagu
Qabtay Aqoon isweydaarsi ay hirgalisay Jaamacada Kismaayo
iyo Maamulka Isbahaysiga Dooxda Jubba oo kulan ka
yeeshay marti galinta shirka Kismaayo..
Guji... Nov 21
UK: Kulan lagu Taageerayay Dhaqdhaqaaqa Nabadda Soomaaliya
Kulanka oo lagu qabtay magaalada Birmingham ee
dalka Ingiriiska ayaa waxaa kasoo qayb galay...
Guji..
Nov 21
Dastuurka Cusub ee
Kenya oo Maanta loo Codaynayo
Dastuurkaas oo ay ka soo hor jeedaan
Muslimiinta kenya iyo xisbiyada mucaaradka ah ayaa..
Guji... Nov 21
Dastuurka
Cusub ee Kenya oo Maanta loo Codaynayo
Dastuurkaas oo ay ka soo hor
jeedaan Muslimiinta kenya iyo xisbiyada mucaaradka ah ayaa..
Guji...
Nov 21
Reer Minnesota oo
Jaamacadda Hiiraan ugu Deeqay $80,000 oo Doolar
Kulan aad u xiiso badnaa ayaa xalay waxaa
lagu qabtay magaalada Minneapolis, waxaana...
Guji... Nov 21
Ergey Ka Socda Barre
Hiiraale oo La Kulmay C/Laahi Yuusuf iyo Shariif Xasan
»Xildhibaan Dhalxa“waa soo dhoweyneynaa xubnaha Muqdisho
»Qoraal ka soo baxay Jabhadda Xoreynta Soomaali.Galbeed
»DFKMG oo beenisey in hub ay leedahay lagu kala iibsanayo
»Golaha guurtida ee Digil iyo Mirifle oo ka soo horjeestey..
Wararka oo dhamaystiran ka akhri halkan...
Guji... Nov 21

|