SomaliTalk

 

 SHIRKADDA RASMITEL INTERNATIONAL Ltd

 

Shirkada Rasmitel International waa Shirkad Isgaarsiineed oo xarunteedu tahay magaalada London ee carigan Engriiska.

Rasmitel waxay adeegyo loo riyaaqay u fidisaa dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed gaar ahaan ganacsatada Soomaaliyeed ee leh xarumaha ganacsi ee laga dirsado telefoonada iyo interneedka ee ku baahsan wadankan Engriiska iyo yuruba.

Rasmi waxay u diyaarisay macaamiisheeda adeegyada kale ah

· Isgaarsiin(Air-Time )jumlo ah tayadeedu sareyso oo aad dunida meeshii aad doonto la xiriiri karto.

· Xisaabaad Gaar ah (Individual Accounts) oo aad u isticmaalikarto gurigaaga, dukaankaaga iyo telefoonkaaga gaarka ah.

· Calling Cards oo ay dadku ka isticmaali karaan hadba meesha ay joogaan.

· Barnaamijyo ( Software ) casri ah oo aad u isticmaali karto xisaabinta waqtiga teleefoonka/internetka kuuna sahlaya shaqadaada.

· Qiimo ku cajabgaliya oo aad u jaban

Rasmitel waxaa looga bartay adeeg deg deg ah iyo khibrad soo jireen ah.

RasmiTel Soomaaliya

Rasmitel oo tixgalineysa baahida isgaarsiineed ee ka jirta wadanka ayaa go`aansatay in ay diyaariso soona bandhigo qalab isgaarsiineed oo kuu saamaxaya gaar ahaan ganacsatada soomaaliyeed in ay ka furtaan xarumo ganacsi telefoon iyo interneteed(Call Shops) wadankii.

Qalabkan isgaarsiined oo isticmaaleysa teknooligiyada casriga ah ayaa ku siinaya adeegayada telefoonada iyo internetka oo aad u tayo wanaagsan, qiimahooduna aad kuu qancid doono. Hadaba haddii aad dooneyso in aad horumariso ganacsigaaga, gaarsiisana wadankii hooyo la soo xiriir xafiiska dhaxe ee shirkada Rasmitel Somalia oo yaala Wadada Howlwadaag ka soo horjeedka Amal Bank halkaas oo ka heli doonto faahfaahin dheeraad aah oo ku saabsan barnaamijkan.

Waxaad kaloo nagala soo xiriiri kartaa:

Rasmi Telecom Ltd

Hayes Gate House

27 Uxbridge Road

Hayes, Middlesex

UB4 0JN

UK.

Free phone: 0800 0595100

Tel: 020 85736068

Mobile: 07960610039

Waxaad kaloo booqankartaa kartaa websiteka rasmitel.com oo aad ka heli karto macluumaad ku saabsan adeegyada RasmiTel.

Ads:SomaliTalk.com | August 1, 2003

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
Allah Is Great
RasmiTel Somalia waxaa lagala soo xiriiri karaa :

RASMITEL International:

www.rasmitel.com 

Info@RasmiTel.com
Info@RasmiTel.co.uk

Phone: +44-(0) 20 8573 5941
+44-(0) 20 8573 0668
Fax: +44-(0) 20 8573 6108


RASMITEL Somalia:

Phone:
+2525-937489,
+2521-600195,
+2525-962457,
+2521-600195
 

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD