CABDULLAAHI BINU JAXSHI: INTEE NOLOSHIISII KATAQAAN?Kusoo Dhowaada Bogga Su'aalo Cilimiyeedka ee SomaliTalk.com
1. Imisa jeer ayuu Cabdullaahi Binu Jaxsh hijrooday?Labajeer, mar Madiina ah iyo Mar SHaam ah Labajeer, Mar Madiina ah iyo Mar Yaman ah. Labajeer, Mar Suuriya ah iyo Mar Afrika ah. Labajeer, Mar Madiina ah iyo Mar Geeska Afrika ah.
2. Nebiga (scw) iyo Cabdullaahi Binu Jaxsh maxay wadaageen?Jaxsh waxaa dhalay Nebiga adeerkiis.Nebiga waxaa dhalay jaxsh Adeerkiis. Jaxsh waxaa dhalay Nebiga Habaryartiis. Jaxsh waxaa dhashay Nebiga eedadiis, seedina wuu u ahaa nebiga.
3. Saxaabigii Hijrada uga hormaray Cabdullahi Binu Jaxsh keebuu ahaa?Abu Salama. Abu Hureyra. Abuu Ayuub Al-Ansaari. Asmaa Bintu Abii-Bakar.
4. Ilaaladii ugu horeysay ee uu Nebiga (scw) diro yaa u madax ahaa?Cabdullaahi Binu Xudaafa. Ubuu Salama . Cabdullahi Binu-Mascuud. Cabdullaahi Binu Jaxshi.
5. Dagaalkee ayuu ku shahiiday Cabdullaahi Binu Jaxsh?Dagaalkii Beder. Dagaalkii Furashadii Makka. Dagaalkii Uxud. Dagaalkii Shaam.
Derejo/Score = Jawaabaha Saxda ah / Correct answers:
Waxaa diyaariyey: Ibraahim Saalax ibra88@hotmail.com
Copyright © 2003 somalitalk.com. All rights reserved