SomaliTalk HTML CD
SU'AALO CILMIYEED

ABUU CUBEYDA BINU AL-JARRAAX: INTEE NOLOSHIISII KATAQAAN?
Kusoo Dhowaada Bogga Su'aalo Cilimiyeedka ee SomaliTalk.com

Kajawaab Su'aalaha hoos kuqoran adigoo aan eegin Jawaabaha, intee in le'eeg ayaad ka garatay, aqoontaada tijaabi. Mahadsanid in aad soobooqatay bogga "Su'aalo cilmiyeedka", fadlan asxaabtaadana usheeg.
TALO: Inta aadan su'aalaha ka jawaabin akhri Casharka 22aad ee habnololeedkii saxaabada oo su'aalahani kayimaadeen. Su'aalihiina waa kuwan:

1. Abuu Cubeyda inuu soo islaamay waxaa sabab u ahaa?
Cumar Binu Khadaab
Cusmaan Binu Caffaan
Abuubakar Assiddiiq
Abii Daalib

2.Imisa dagaal ayuu ka qayb galay Abuu Cubeyda?
Saddex dagaal
dhammaan dagaalladii uu qaaday Rasuulka
midna kama uusan qayb gelin
dagaaladii Spain

3. Yey ku soo degtay aayadda ugu danbeysa ee suuradda Al-mujaadala?
Cumar Binu Khadaab iyo Abuubakar Assiddiiq
Abuu Cubeyda iyo aabihiis
Cali Bin Abii Daalib iyo caruurtiisa
Abuubakar Siddiiq iyo aabihiis

4. Sheeg waxa ay tahay maalintii SAQIIFA?
Maalintii la dooranay Cumar Binu Khadaab
Maalintii la dooranayay Abuubakar Assiddiiq
Maalintii uu geeriyooday Rasuulka (scw)
Maalintii la dooranayay Cali Bin abii daalib

5. Markii uu geeriyooday Abuu Cubeyda wuxuu ku sugnaa:
Magaallada Madiina
Gobolka Geeska Afrika
Asarbajaan
Gobolka Shaam

Derejo/Score =
Jawaabaha Saxda ah / Correct answers:


Hadii aad wada saxday su'aalaha, isku day saxaabiga Thumaama. Hadiikale fadlan kulaabo Casharka 22aad ee habnololeedkii saxaabada oo su'aalahaani kayimaadeen, kadibna kusoo laabo su'aalaha.

Waxaa diyaariyey:
Ibraahim Saalax
ibra88@hotmail.com

 

INTEE KA TAQAAN




Copyright © 2001 somalitalk.com. Xuquuqda QOraalkaan waa xafidantahay

HTML CD