SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - KENYA
 Tifaftirihii wargayska Assiyasa ayaa saacaddu markii ay ahayd 1:45 daqiiqo laga soo daayay xabsiga Kasarani ee Magalada NBi, Kenya.

I  I  D  H  E  H


Shirkadda Xawaaladda Degdega ah ee Amal Express ...GUJI...
 

Mudane , Dr Xuseen Cali Cilmi oo aan kusoo boqday gurigiisa ayaa waxaa ka muqday wajigiisa farxad iyo raynrayn saa'id ah. Mudane , Dr Xusen Cali Cilmi oo gurigisa ay joogeen dad aad u fara badan oo qarkodna ay soo salamayen , qaarka kalena ay ahayen dadkii u ol oleynayay soosiidayntiisa ayaa waxa uu ii shegay inuu sida ugu dhaqsiyaha badan ola soo xariiri doono saxaafadda xorta ah.

Mudane Xusen mar aan wax ka waydiiyay cafimadkisa waxa uu ii shegay in uu hadda damacsan yahay inuu laxariiro taqaadiirta si loobaaro xaaladdiisa caafimad, Mudane ,Dr Xusen waxa uu intaas kusii daray, in Lowyer-kisii uu siiwadi doono dacwadiisa.

 ..dhammaad.. 

ISHA: Wargal Jooga Nairobi

Dr Xuseen Cali Cilmi oo lasoo xiriiray SomaliTalk

Email SomaliTalk saakay kasoo gaartey Dr Xuseen Cali Cilmi ayuu ku xaqiijiyey in uu kasoo baxay Xabsiga. ....

...Dhammaad...

 

FADLIGA BISHA SHACBAAN

Asalamu aleykum Yaa Muslimiin!

In maalmo badan laga soomo bisha SHACBAAN. 

Caa'isha (a.k.n) mar ay ka sheekaynaysay soonkii Rasuulka SCW ayey waxay tiri: "Ma aanan arkin Rasuulku SCW bil uu ka soon badnaa bisha Shacbaan."

Sidaa daraadeed walaalayaal waxaa nafteyda iyo tiinaba ugu dardaarmayaa inaa bishaan ka faa'ideysano, oo aan soonka badino inteyna bishaan dhamaan, waayo xikmado badan ayaa ku jira soomida bisha Shacbaan waxaa ka mid ah: In ay kuu diyaar gareyneyso bisha Ramadaan. Yacni adigoo soonka la qabsaday ay bishii Ramadaan soo galeyso, saas daraadeed aan ka faa'ideysano fursadaan qaaliga ah! Wabilaahi Towfiiq. W/C/W/W.-

Osmanbilad  osmanbilad@hotmail.com 

Columbus, OH, USA: "Waxaan Kuu Dardaarmayaa Ku Dhaqanka Diinta Islaamka oo ah Jidka Badbaadada Aduun iyo Aakhiro!"

Dheelmidii Nebiga Sallallahu Calayhi Wasalam GUJI

»» Israa wa Al-Micraaj & Shacbaan oo soo dhow GUJI

»» Ninkii Qur'aanka & Nabiga Caayey oo MN Booqday! GUJI

»»  Ninkii Beeniyey Dajaal oo Lasiiyey Jawaab Xaqiiqtusida GUJI

Oct 14, 2002

 


WARARKA  SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD