SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - USA

Imam Siraj Wahhaj oo ka hadli Doona Xaflad Lagu Qabandoono Minnesota
  Inver Grove Heights. waxaa isku soo dubaridey: C/Raxman Ceynte, October 28, 2002

Imam Siraj Wahhaj
Masjid attaqwa

OGEYSIIS MUHIIM AH

ururka Jaaliyadda muslimka ah ee America (MAS) wuxuu ku marti qaadayaa dhamaan muslimiinta gobolkan Minnesota ineey ka soo qeyb galaan xaflad Afur & kharash uruurin ah (Fundraising Iftar & Grand opening ) uuna ka hadli doono Imaamka caanka ah ee masjidka Al-Taqwa ee magaalada New York; Siraj Wahhaj, waxaana kulankan ballaaran looga gol leeyahy in lacag loogu aruuriyo xarun iyo iskuul weyn oo jaaliyaddu ku yeelan doonto Magaalada Inver Grove Heights, ee gobolkan Minnesota.

Goorma : Sabti, November 16th 2002

Waqtiga: 4:30- affarta iyo bar galabnimo.

Sababta: taageero xarunta (MAS) ee gobolkan.

xaruntan wexeey ka koobnaan doontaa:

  • . Masjid lagu tukado
  • . School islaami ah oo buuxa (hoose, dhexe iyo sare)
  • . xarun dhalinyaro ( oo leh laba xarun jir-dhis oo rag iyo dumar kala ah)
  • . school seeraale ah (part time- weekend)
  • . xarun jaaliyadda muslimka ah (sharciga & arrimaha bulshada)
  • . iyo waxyaabo kale oo badan

Marti sharafka hadlaya : Imam Siraj Wahhaj- Masjidka Al-taqwa ee New York

Goobta kulanka : Mas Community Center, 

Inver Grove Heights Elementary school.

I  I  D  H  E  H

4100 66th street E. Inver Grove Heights, MN 55076

Tilmaanta Goobta: Hwy 494 to concord Ave South, (Exit 64B) Midig ugu leexo wadada 66th street (Turn Right on 66th street). Iskuulku wuxuu kaa xigaa dhanka bidix (School is on the left)

Tickets: $15 qofka weyn, caruurta wixii ka yar 14 jir waa bilaash. (caruurta waa lagu heynayaa)

Fadlan ka soo qeyb gal xafladdan oo taageer dadaalka loogu jiro in xarun kale oo islaami ah laga furo Inver Grove Heights.

sidoo kale waxaa la ogeysiinayaa jaaliyadda muslimka ah guud ahaan, gaar ahaan soomaalida in hadda salaada jimcada lagu tukado goobta laga furi doono xarunta islaamiga ah ee Inver Grove Heights.

wixii faahfaahin ah ee intaas dheer, fadlan soo booqo bogga aan ku leenahay shabakada internetka www.masmn.org ama fariin noogu soo dir info@masmn.org ama na soo wac (651) 457-7170, (612) 964-5757,  (612) 963-1764

-dhammaad-

Akhri Xafladii (2001/03/10) lagu Qabtay London Ontario ee uu ka hadlay Siraj Wahhaj  GUJI HALKAN 

 

 ELDORET: Taxanaha Wararka  


WARARKA  SEPTEMBER - GUJI
AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]