|
SOMALI PEACE RALLY
magaalada Galkaio , Somalia, October 16keeda 2002
PRESS RELEASE
SPR/INFltlk/M10/0172/2002
QAB-QABLAYAASHA DAGAALKA GURIGOODU WAA MAXKAMADA CARUUSHA/TANZANIA EE MA AHA
ELDORET/KENYA
Magaalada Galkaio, Somalia, October 16keeda 2002 – Somali Peace Rally –
Waxaan maanta adduunyadu isha ku haysaa shira nabadeynta ee Somaliyeed ee
kadhacaya magaalada Eldoret, Kenya. Shirararka nabadeynta oo socday
muddotoban sano ku dhow waxay ahaan jireen kuwo fashal ku dhammaada. Ilaa
hadda,wax ballaaran oo soo siyaaday ma muuqdaan ee aan ahayn rafaadka
ummadda Somaaliyeed haysta. Waxa kaliya ee soo siyaaday waa ayadoo
dambileyaal
dagaal doonayaan inay ka faa'iidaystaan dhacdadii 11ka September.
RuntiiSomali waxa naafeeyey rag argagixso iyaga naftoodu ah.
Bilowga shirka Eldoret/Ceeldooreed wuxuu ahaa mid ku bilowday rajo
fiicanmarkii loo diiday qab-qablayaasha inay ayagu hagaan ajandaha. Waxaa
loobaahan yahay in hoos loo eego qab-qablayaasha raadkooda iyo
diiwaankooda.Badankoodu waxay leeyihiin diiwaan laga mashiiqsado. Runtii
xaalkoodu waamid ka dhigaya kuwo u qalmaya in la horkeeno maxkamadda dadka
gala dunuubtaxaquuqul aadamka. Qaarkood dhawaantaan bay barqo-cad dad
soomaliyeed
laayeen, qaarkoodna xoog bay ku haystaan magaalooyin dadkoodu uusan raalli
ka ahayn.
Waxaa adduunka ugu baaqaynaa inaan la illaawin xaqiiqda Somaliya.
Keligitaliye dhiigyacab ah ayaa keenay mashaqda Somali ku habsatay. Nasiib
darro caruurtiisa oo asaga ka dartay baa qaar shirka lagu casumay. Waa
nasiib darro kale in kuwii dalka dhulka la simay ee lafihiisi qoorta surtay
baa weli ka hadlaya in ay yihiin hogaamiyeyaal. Waxaa ayaan darro ah in
gacan ku
dhiiglayaal dhiigii biru-ma-goysada faraheeda ka da'yo ay haaminayaal
madaxnimo qaran.
Waxaa SPR mar kale ugu yeeraysaa adduunka iyo Somalida sharafta leh ee timid
Eldoret/Ceedooreed in qof walba diiwaankiisa la helo. Waa inaan quustu ka
xoog badan danuubta laga galay ummadda Somaaliyeed. Kuwa dadkay diileen
lafahoodii buuraha noqday waa inaan loo ogolaan inay mar kale bilaabeen
toban sano oo kale ee dagaal sokeeye. Dadkaasi waxay boos ku leeyihiin
maxkamad in la horgeeyo, ma aha kuwo mu'ahal u ah inay hoggaan qabtaan.
Waxaa bilnaan lahayd in raggaas loo diro meeshay istaahilaan oo ah Caruusha
iyo maxkamadda UN-ka, ee ma aha inay tagaan Ceeldooreed.
sprally@hotmail.com Qoraalkii
Hore ee SPR
-----
SOMALI PEACE RALLY
Galkaio City, Somalia, October 16th 2002
PRESS RELEASE
SPR/INFltlk/M10/0172/2002
Somali Warlords Should Have Been Airlifted to Arusha Not Eldoret
Galkaio City, Somalia, October 16th 2002 – Somali Peace Rally – The
international community is observing another reconciliation conference for
Somalia. This has been a recurring event for the most part of the past
decade and its outcome has been a consistent failure. There is no new
dimension to the problem at hand except more suffering for the people of
Somalia, and perhaps the warlord’s abuse of September 11 incident. Terrorism
by warlords prevail in most of Somalia
The Eldoret conference started with a good footing when the warlords were
denied to dictate the agenda of the conference. What is needed more is to
look at their records. Most of them have unenviable record in human rights
abuse. Indeed it is more than an abuse, they are strong candidates for war
crimes against humanity. Some have committed point-blank assassinations in a
broad daylight, some are occupying cities and regions against the will of
the dwellers.
The international community should not forget some basic facts about
Somalia: that a brute dictator’s violation of human rights is the mother of
the current mayhem. Unfortunately some of his henchmen are still being
invited to this conference. Much worse others who excelled levelling the
nation to the ground are not only talking but considered leaders in Eldoret.
Again much worse, some elements who have fresh blood on their hands are
ironically positioning themselves for national leadership.
Somali Peace Rally (SPR) is reminding the international community and the
good citizens of Somalia gathering in Eldoret to look at the records of the
delegates of this conference. Expediency should not outweigh the human
right abuses committed in Somalia. Those who have resulted in mass skeletons
in graveyards and/or failed to accept political differences and rather
resorted to elimination of their rivals should not be given the opportunity
to restart another decade of civil war. They have their place in the court
of law, not in national leadership. Please send them to the nearby Arusha
for war crimes.
sprally@hotmail.com
Oct 16, 2002
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh SPR.
WARARKA
SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY
| JUNE |
MAY | APRIL
|
MARCH | FEBRAAYO
|
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
com
|