SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - MINNESOTA
Ogeysiis ku jeeda Soomaalida Minnesota

I  I  D  H  E  H

KAAH

 

Waxaa dadwaynaha Soomaaliyeed ee ku nool Minneapolis dhamaantood la ogeysiinayaa in qofkii cabasho ku saabsan maamulka magaalada Minneapolis sida booliiska, guryaha dadwaynaha, ganacsiga, wadooyinka iwm in ay ka soo qayb galaan shir cabasho dhagaysi ah oo ay ka soo qayb gelayaan qaar ka mid ah madaxda magaalada Minneapolis.

Goobta: Maqaayadda Kaah -Somali Mall
            917 E. 24th Street
            Minneapolis, Minnesota

Goorta: August 20keeda waa maalin Arbaco ah saacaddu markay tahay 7da fiidnimo.

Dadweynaha albaabada waa u furan yihiin.

Wixii faahfaahin ah la xiriir maamulaha maqaayadda Kaah mudane Xuseen ama Maxamud Nur Wardhere

mnwardere@yahoo.com

 

 

Faafin: SomaliTalk.com | Aug 15, 2003


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
 

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis
mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987
wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya. Akhri



Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD