SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - INDIA

Muslimiinta Hindiya Oo ka Codsaday Nelson Mandela, Inaanu Iman Gobolka Gujarat

abdiasizQore

abdiaziz ahmed mousa

abdiaziz2@hotmail.com 

 

I  I  D  H  E  H

KAAH

New-Delhi:-Raysal wasaaraha Gobolka Gujarat Narendra Modi Oo Masuul ka ahaa (10,000) Oo Muslimiin Ah OO Nolosha Lagu Gubay Sanadkii 2002 Ayaa Casuumad u fidiyay Halyeyga Koonfur Afrika Nelson Mandela Si Uu Uga Qayb Qaato Dabaal Dag Loo Sameynayo Maalintii uu Dhashay Haleygii Hindiya Mahatma Gandhi Oo Ku Beegan 2 October Laakiin Ururada Mulimiinta Ee Dalka India Iyo Dadyow Caana oo Muslimiin ah Ayaa ka Codsaday Mr Mandela inaanu Aqbalin Casuumada Dhagar Qabaha Modi Haddii kale uu Mandela Sharaf iyo Sumcad uu ku waayi Doono Muslimiinta Aduunka Dhaxdiisa.

Boqolaal Kun Oo E-mail oo loo Diray Mr Mandela Ayaa lagagag Codsaday Inaanu Isku Iman Gobolka Gujarat Ee Galbeedka Hindiya

Gandhi ayaa ku Dhashay Gobolka Gujarat oo 85% ay Dadku Yihiin Asal raac Macangagiin ah oo Hinduuya,


Nin Muslina Oo ay Hareereyeen Kumanaan Hinduu ahi

Narendra Modi waxa uu Qirtay In Uu Masuul Ka ahaa Kumanaan Kun Oo Muslimiina Oo Aan waxba Galabsan oo Hadh Cad lagu Gubay Guryahoodii Gobolka Galbeedka Hindiya Ee Gujrat Isagoo waliba ku baaqay In Aanay Muslimiinta Hindiya U Dhalan Dalkan Oo Ay Yihiin Ajaanib Argagixisa Ah .

Dhinac kale Afhayeen u Hadlay Xisbiga Bjp Ee uu ka Tirsan Yahay Modi ayaa Sheegay in Uu Mandela Aqbalay Casuumadaa loo Fidiyay, Laakiin warar lagu kalsoon yahay ayaa Sheegaya In Mandela Aanu Lumin Doonin Sharafta uu ku Dhex Leeyahay Aduunka Muslim-ka oo Uu Diidi Doono (casumaadaas) Maadama Ay qayla Dhaani ka Soo yeedhayso malaayiin Muslimiina Oo Aduunka Dacaladiisa Ku Nool.

Abdiaziz Ahmed Mousa India Abdiaziz2@hotmail.com

Rabshadihii Hindiya e ay Kudhinteen 450 Qof... Guji

Taariikhda Mondel.... Guji

 Faafin: SomaliTalk.com | Aug 7, 2003

GALABTII "BARO XUQUUQDAADA" IYO SOOMAALIDA MINNESOTA
http://somalitalk.com/usa/immgrnt.html 

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis
mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri



Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD