SomaliTalk.com DALSAN

Allah Is Great |

      Home  | Quraan | Siiro | Saxaabo | Salaat |  Zakaat | Halal  | Hajj | isxisaabi | Search
 

 cabdalla xasan khaliif maxamuud, gargaarka uu u baahan yahay.. Guji.....


SHURUUDA QORAALADA KUSOO BAXAYA SOMALITALK


kaah

 

 

  WIIL SOOMAALIYEED OO AAN WELIGIIS SAXAROON

Codsi Gargaar Bini-Aadaminimo

Walaalka muslimka ahow wiilkan meesha ku sawiran waa wiil aad u dhibaataysan oo aan waligiis saxaroon, waana soomaali ah magaciisana la yiraahdo Aadan Xasan Cismaan 7 sano jir ah una baahan kaalmo.

Hadaba waxaan dhammaan idinka codsaneynaa inaad ka qeyb qaadataan kaalmo u raadinta wiilkan yar ee dhibaatadu heyso, waxa uuna ku nool yahay magaalada muqdisho, reerkiisuna ma awoodaan wixii lagula tacaali lahaa.

Warqaddii ay qoreen dhakhaatiirta Muqdishu wiilkan ku arkay ka eeg Halkan... GUJI..

Wixii faahfaahin dheeraad ah fadlan waxaad ku hagaajin kartaan emailka: inaxidigow@yahoo.com

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 12, 2003


LIFAAQ
Dhakhaatiirta iyo aqoonyahanka Soomaaliyeed waxaa sugaaya in ay baaritaan cilmiyeed ku sameeyaan waxyaabaha sababaya xanuunada aan Soomaaliya horay loogu arkijirin ee hadda kusoo badanaya. Su'aal ay dadbadani isweydiinayaan ayaa waxa ay tahay, sunta lagu duugey Soomaaliya, (sida ay caddeysay cilmibaaristii Dr. Bashiir Sh. Maxamed) , imisa raad ah ayey ku leedahay xanuunada kusoo batay Soomaaliya. Jawaabteedu waxay sugeysaa Soomaalida aqoonta uleh cilmigaas......
Guji....

 

| Quraan | Siiro | Saxaabo | Salaat |  Zakaat | Halal  | Hajj | isxisaabi |

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]