SomaliTalk.com DALSAN

Allah Is Great |

      Home  | Quraan | Siiro | Saxaabo | Salaat |  Zakaat | Halal  | Hajj | isxisaabi | Search
 

XASILLOONI-DARRADA AF-SOOMAALIGA
Cilmibaaris: uu soo tebiyey Cabdiraxmaan “Barwaaqo” Guji


SHURUUDA QORAALADA KUSOO BAXAYA SOMALITALK


kaah

 

 

 

 Asalaamu calaykum wr wbr...

Bishaaro Riwaayadda cusub ee Khalaf Can Xamzah

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan ugu bishaaraynaynaa inay noo suurto gashay inaan halkaan idinkaga soo gudbino Riwaayadda cusub ee uu duubay, Rabi haga abaalmariyee, Sh. Cabdirashiid Sh. Cali Suufi. Rabi hanagu anfaco akhriskiisa quraanka. Billooyin yar ka hor ayuu sheekh Cabdirashiid ku duubay riwaayaddaan dalka Masar mar, waxaana markii ugu horeysay lagu fidiyay album-ka riwaayaddaan dalka Sacuudiga bishii tagtay ee Ramadaan.

NB: Riwaayadda Khalaf waa mid ka mid ah riwaayadaha ka soo arooray Rasuulka (scw), Illaahay ha naga dhigo kuwii si wanaagsan u barta akhriska wanaagsan ee Quraanka.

Ka faaiideysi wanaagsan inshallaah... http://www.aflax.net/Audio/Quran/qirraa.php?qaari=abdirashiid 

Haddii aad rabto inaad  ku kaydsato kombuyuutarkaaga, waxaad kasoo roggan kartaa qeybta Members ka, adiga oo u isticmaalayo Magaca iyo Password ka aad ku leedahay Aflax.net.... http://www.aflax.net/login.php 

Haddii aadan horey ugu sameysan Magac iyo password Aflax.net halkan baad ka sameysan kartaa mid inshallaah:  http://www.aflax.net/signup.php 

Ka faaiideysi wanaagsan......
Wabillaahi tawfiiq...
w/c wr wbr....
Laxiriir:
aflax_9@hotmail.com ama Webmaster@aflax.net

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 18, 2003

 

| Quraan | Siiro | Saxaabo | Salaat |  Zakaat | Halal  | Hajj | isxisaabi |

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]