SomaliTalk DALSAN
Home | Zakaat | Siiro | Saxaabada | Salaat | Search | Allah Is Great |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m 
SOMALITALK - MINNESOTA
EAUShirweyne Soomaaliyeed oo ku saabsan Horumarinta iyo taageerista East Africa University , Boosaaso, Soomaaliya, oo lagu Qabanayo Jaamacada Minnesota, USA.

  Waxaa dhamaan dadwaynaha Soomaaliyeed ee ku nool Minnesota iyo kuwa kale ee ka iman kara qeybaha kale ee USA laga codsanayaa in ay ka soo qayb galaan Shir muhiim ah oo looga hadlayo arrimahan soo socda:

  •  Xog-waran Xaaladaha Jaamacadda (Bariga Afrika)
  •  Baahida waxbarasho ee dalka
  •  Doorka dadka dibadda jooga
  •  Muhiimada taageerida tacliinta sare [dib u dhiska tacliinta sare ee Somaaliya)

Shika waxaa ka hadli doona:
  1. C/Weli C/raxmaan Geyre 
    - Hormuudka Jaamacada Bariga Afrika
  2. Prof. Cali Khaliif Galaydh 
    - Prof. @ U of M
  3. Dr. C/raxmaan Diiriye Maxamed 
    - Doctor @ Park Nicollet Clinic
  4. C/Risaaq Max'ed Cabdi 
    - President MSSU
  5. Xubin ka socota STPA
  6. Sh. C/Raxmaan Sh. Cumar 
    - Sheekh/macallin
  7. Cismaan Daahir 
    - Somali Poet
Waxaa shirka ka hadli doona Hormuudka (Dean-ka) Jaamacadda East Africa University Dr. C/weli C/raxman Geyre iyo khubaro kale.

Goobta: University of Minnesota
            Humphrey Institute Hall [waxay u dhowdahay Carlson School of Managment)
            301 19 th Ave S.
            Minneapolis, Minnesota.

Taariikhda: Maalinta Sabtida ah ee bisha January 11 tahay saacaduna tahay 05:00pm

Shirka waxaa wada jir ahaan u soo qaban qaabiyay Ururka Midowga Ardada Soomaaliyeed ee Minnesota iyo Ururka Waalidiinta iyo Macallimiinta Soomaaliyeed ee Minnesota.

Habeenkaas waxaa jiri doona casho fudud & cabitaan.

Dhammaan dadwaynaha albaabada waa u furan yihiin ee ka soo qaybgal wacan !

wardheere Mahamoud N. Wardere 

  mwardere@oakwood.com  

 SomaliTalk Minnesota, MN, USA

 Faafin: Jan 3, 2003

com

-kasoo qaybgal wacan-

Warbixinadii hore ee Jaamacada ka akhri: www.somalitalk.com/eau 

.... IIDHEH: MacHadka Beder :www.somalitalk.com/beder 

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
..
..
Eldoret waa caynkee
ELdoret- Bishan
Eldoret-Nov 2002
Eldoret-Oct 2002

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD