SomaliTalk


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - KENYA

WARARKA IQRA FM - NAIROBI

Musyoka oo la kulamay ergadda shirka eldoret.
Sawirka oo Weyn
IQRA FM Laanta Soomaaliga 

Ridwan Xaaji Cabdiwali  

iqrafm@bidii.com | ridwanhaji@journalist.com

Nairobi, Kenya | Jan 17, 2003

 IQRA FM
95.1 IQRA F.M 


wasiirka arimaha dibadda ee dalka kenya ayaa shalay waxaa uu la kulmay ergooyinka soomaalida ee ka qaybgalaya shirka soomaalida uga socda eldoret,waxayna usoo bandhigeen in isbadal lagu sameeyo maamulka shirka si looga baxo muranka sii jiitamaya ee shirka ku yimid labadii todobaad ee aynu soo dhaafnay. [warka oo dhanHoos Akhri

KAAH
Choose kaah for confidence, convenience & competitive, rapid, reliable & responsive




wasiirka waxaa weheliayay mas'uuliyiin sarsare oo ay kamid ahaayeen wasiir ku xigeenka arimaha dibadda ee dalka itoobiya oo isaguna sheegay in loo baahanyahay sidii horay loogusii wadi lahaa hanaanka shirka soomaalida.

codsiga ergooyinka soomaalida ayaa ku soo beegmay labo maalin kadib markii ergayga kenya u qaabilsan arimaha soomaaliya elijah Mwangale uu sheegay in hadii isagu uu mas'uul ka yahay shirka in aanu socon oo uu maamulkiisa usabab yahay.

Ridwaan Xaaji Cabdiweli
Nairobi,Kenya

-dhammaad- 

.... HALKAN KA BAAR WARARKII  IQRA

 ELDORET: Taxanaha Wararka 

FAAFIN: SOMALITALK.COM 

KAYDKA WARARKA EE IQRA - News Archive - GUJI/CLICK

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
Eldoret waa Magaalo sidee ah
Magaalada eldoret oo ah magaalada lagu qabandoono shirka nabada Soomaalida waa magaalo aad u wayn oo . IQRA..
   
 

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD