Ergayga cusub ee lagu dhawaaqay shalay galinkii danbe waxaa lagu magacaabaa
Bethwel Kiplagat oo ah danjira caan ah oo aad looga yaqaano dalka kenya
isagoo ugu mahadceliyay dawladda xilka cusub ee loo magacaabay.
dad fara badan ayaa u arka in shirku uu ku talaabsandoono hor mar marka
maalmahan uu guda galo ergayga cusub sidii uu shirka usii wadi lahaa oo mudo
labo todobaad ah cakirnaa iyadoo loo sababayo maamulkla shirka.
labo maalin kahor ayaa ergooyinka soomaalida ee kusugan Nairobi waxay kulan
la yeesheen wasiirka arimaha dibadda ee kenya Kalonzo Musyoka iyagoo ka
codsanayay in la badalo maamulka shirka kadibna uu ka aqbalay.
Ridwaan Xaaji C/wali
Nairobi,Kenya
-dhammaad-
.... HALKAN
KA BAAR WARARKII IQRA
ELDORET:
Taxanaha Wararka
FAAFIN: SOMALITALK.COM
KAYDKA WARARKA
EE IQRA - News Archive -
GUJI/CLICK
|