SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - MUQDISHO

3-Bilood-Jir Caloosha Ka Kaadinaya

Waa Wiil Soomaaliyeed oo dhibane ah

 

Wiilkan yar waa wiil Soomaaliyeed oo 3 bilood jir ah, wuxuuna ku nool yahay Muqdisho.

Dhaqaatiirta Muqdishu waxey noo sheegeen in Willkan oo caloosha ka kaadinayo in aan waxba Xamar looga qaban Karin, waayo qaliin casri ah oo dibadeed ayuu u baahan yahay.

Sidaas darteed waxaan Shabakadda Somalitalk aan ka codsaneynaa in ay wiilkan Internetka ay Soomaalida leedahay ay ku faafiso, si aan u helno gar-gaar bini’aadineed.

Wiilkan yar markii uu rabo in uu “Kaadiyo” wuxuu ka kaadiyaa Caloosha, wuxuuna hada ku noolyahay magaalada Muqdisho, waxaadna lagala Xiriiri karaa:.

Ismaaciil Cabdi Jaamac “Ciileey”
C/o:- Mogadishu/Somalia
Phone: 00252-1-216203
Mobile: 00252-1-505772
e-mail:
Ciileey@hotmail.com 

FADLAN TAAGEERA ALLAH HORTIIS

Maadaama waqtigan la joogo aysan Soomaaliya ka jirin dawlad dhexe oo xanaanayn karta ubadka Soomaaliyeed ee u baahan gargaaka, shacabka Soomaaliyeed waxaa la gudboon in ay u gurmadaan ubadka sida degdega ah gargaarka ugu baahan kuwaas oo aan waalidkood awooda dhaqaale u lahayn in ay geeyaan goobo ama wadamo ay ka helikaraan gargaar caafimaad. Hadaba fadlan arinta wiilkan gaarsii cid kasta oo wax u qaban karta.

Faafin: SomaliTalk.com | July 16, 2003 

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis

mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...


XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD