SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - UK
KAAH

 

GOLAHA WADATASHIGA SOOMAALIYEED

G/W/S/018/03 London, 26/06/2003

Ujeeddo: Hambalyo maalinta 26ka juun

Mudanayaal, Marwooyin Walaalayaal

Golaha Wadatashiga Soomaaliyeed wuxuu hambalyo u diirayaa guud ahaan shacbiga Soomaaliyeed, Maalinta 26ka bisha juun oo ku aadan maalintii ay xoroobeen gobollada Waqooyiga Jamhuuriyadda Soomaaliyeed.

Maanta waa maalin ku weyn shacbiga Soomaaliyeed, sidaas darteed wuxuu Golaha Wadatashiga Soomaaliyeed u jeedinayaa ummadda Soomaaliyeed in ay dib uga fekeraan dhibaatadii iyo halgankii dheeraa ee loo soo maray madaxbanaanida Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayna ku dadaalaan midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed, waana tii horey loo yiri "Gacmo wadajir bey wax ku gooyaan", taas oo na dareensiineysa qiimaha uu leeyahay wadajirku.

Golaha Wadatashiga Soomaaliyeed wuxuu ilaahey uga baryeynaa munaasabadan qiimaha badan darteed in shacbiga Soomaaliyeed ka dulqaado dhibaatadan 13 jirsatay, isla markaana ilaahey tusiyo dariiqa toosan.

Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda ahna Wakiilka

Golaha Waadatashiga Soomaaliyeed u jooga dalka Talyaaniga

Abdulaziz Ali Ibrahim "Xildhiban"

xildhiban@hotmail.com

QORAALADII HORE EE XILDHIBAAN

 


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
 

 

Faafin: SomaliTalk.com | June 27, 2003

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis

mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...


XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya. Akhri



Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]