Salaaan wacan dhamaanba Akhritayaasha meelay
joogaanba,
Bilowga mowduucaygan waxaan hordhac ugu
dhigayaaa dhowr weydiimood oo war-celintooda looga baahan yahay wax-garadka iyo
aqoonyahanka somaliyeed waxaana ku raja
weynahay in ay saxaafadda madaxa banaan iyo mida gaarka loo leeyahayba ay
xaqiiqda su,aalahaaan uu soo bandhigaan dadweynaha,Qof walbane xor ayuu uu
yahay in uu rayigiisa ku cabirro sidey ulla muuqdaaan isagga oo cidna garab
sareyn::::: Hadaba anoo dadkaas ka mid ah ayaan hadane qoraalo kale kaga
jawaabi doonaa su,aalahaan aan hada soo bandhigi doona..
Hadaba su,aalaha waxaay kale yahiin sidaaaan?
1) Hadafkii siyasadeed ee SNM Muxuu ahaa
xiligii dagaaalkiii kulla
jireeen siyaad bari??????
2)Isla markaaas hadafkoodu ma ku jirtay gooni
usu taaag????
3)Markiiii ay mustaxiil ku kulmeen sadexda
jabhadood ee USC;SSDF, Ma soo jeedisay SNM In haddii dalka la xoreeyo ay
goosanayaaan noqonayaaan dowlad madax banaan???
4)Qaladkii dhacay 1july 1969 ma waxaa saxay 18
may 1991??????!!
Hadaba aqristoow su,aalahaan ayaa uu bahan in
laga dooda intaad daba carari lahadeen wiil idinka magac dheer idinkane caansan!!!!!!
Hadab aniga pilot ahaan waan ka jawaabi doonaa
su,aashan aan dadka ugu soo bandhigay rayiga aan maanta qabbo....
Afarqooble muxuu yiri mooyi?
Aqristoow aan uu soo gallo maqaalkaan
qaybihiisa kale duwan oo aan ku bilaawe... Dunidda aanu maanta ku noolnahay
waxaa jira maamullo aad uu fara badan oo mid kastaaaba uu higsanayo hurumar
ballaadhan, Tasooo midba taagtiisu meeshay dhigtay uu rafanayo,In kastoo
dadaaal iyo hurumar balaadhan ay ugu jiraan
Sidii ay uu noqon lahayeen Wadamo dhinac walbo
iasagga filann
Iyagga oo adeegsanaya kolba xeeladda
siyasadeed ee ay dan moodaan iayagga oo marba hogaankooda uu dhiibanaya jiilal
kale
duwan, Ha ahaato odayaal amaba dhalinyarro
waayo aragg ah oo la
jaan-qaada hadba marxaduhu sideey yahiin,
Kuwaas oo aaqirka ku guuleeysta amaba ku khaatuma xumeeeystaaaaa!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Hadaba sideynu wadda agsoonahay caalamka
intiisa badani maanta waxaa hogaanka iyo taladda wadamadooda uu haya ragg
dhalinyarro ah oo jaamiciyiin ah,iyagga oo odeyaasha ka dhaxleen
waaya aragnimo dheeraad ah, Balse aanay
waayeelka ku cidhiidhin
dhalinyadda fursadooda.Balse anay waqtigooda
ugaga faaiideeyaan
hurumarka wadankooda iyo tayadda
aqooneed,tiknolojiyadeed amaba mida dibloomaasiyadeed tasoo jiilba jiilka ka
danbeeya ku riiri galiso inuu bari ka maalin memberka hogaaminta dalka uu ku
yara nagaan doona. Taas oo haddii dadkiisu raali ka noqon wayaan
oo si sharaf leh xilka ugu daggo oo aanu sii
jeclaysan kursigga ilaa inta uu ka dhimanayo. Hadaba waxaa qarnigii ina dhaafay
daboyaqadiisii Afarika ka dhacay isbedel aan hore loo aragg.Kaas oo qaar ka mid
ah madaxda afrika ugu caansanaa ay si sharaf leh xukunka dalalkooda ugu
wareejiyeen niman dhalinyarro ah. Taas oo caalamka ka yaabisay, Waayo hore
looma aragg wadan afrikaan ah oo sidaa yeelay wadankaasna tusaale ahaan waa
konfur afrika:::::.
Hadaba aqristoooow inta aan ka bixin qoraalka
ayaan jeclahay nin mareykanka jooga oo isagga wax ku qora shabakadaha ama netka
ninkaas waxaayabaha uu ka hadlaaya sabata ku
kaliftay ayaan is iri
koleey cali pilot ayuu doonayaa inuu isku soo
caanbixiyo oo ma yaqaano meelo kale inuu ka hadlo oo maalin walbo waxuu
leeyahay
pilot baa sodaa yiri ama fulaan fulaan. Hadaba
ninkaas waxaa uu fiican intuu is qarin lahaa inuu magaca toos uu abaaro.
Dhinaca kale su,aalaha xagga sare ku qoran ee
ku saabsanaa reer somaliland. Jawaabta qof kastaa waa uu furan tahay anigane
jawaab ayaan isku dayayaa inaan soo kooba jawaabtooda::::::::
Karaama dhacii SNM:::::::
Run ahaantii beentu waa geed kama gudbaaan .
Xaqiiqduna waxaay tahay SNM hadafkeeda siyyaasadeed waxuu ahaa sidii ay taladda
dalka soomaliya ay ugu tuuri lahayeeen Qowleystihii siyaad
uguna soo dabaali lahayeen dowlad rayid ah.
Qorshayashooda siyasadeed ha ahaato mid dadban ama mid toosane kumaay jirin wax
gooni usu taag ah , Aaminsanaantooduna waxaay ku noqotay
in ay taladda ka
tuuraaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaannn
siyaaad bari . Mar haddii shacbiga reer
somaliland ay go,aaan ku gaadheen aayo ka talintooda iyo la soo noqoshadda
dowladii aaay
fooool-halaabiyeeeen lixdankiiiiii. Taaas oo
waliba aan la soo noqoshadani cilmiyeysnayn lana mid ahayd tii lixdankiii::::::::::
Waaayo? Maah maah soo jireen ah oo
sooomaliyeeeed ayaa tidhaaa ((( Gacantaadu haddii ay surun sur gasho laguma
dhuftee waa laga dhiraan dhirayaaa))))::: Taaasna run ahaantii ku dheeraaaaan
maayo oo wax tagey tiigsimaad ma leh.. Qadar dhacayna kun sanno ayuuu kaa weyn
yahay:::::::::::::::::::::::::::
Aqristooow qoraalkii maanta intaas ha inoo
joogga balse intaan dib uu kulmi doonna waxaaan idiin leeyahay dhamaantiinba
nabadeeyy.
Bye
Xidigga qoraaldda
Suxufigga soomaliyeed
Cali diiriye nuur pilot
liibaan33@hotmail.com
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan
Faafin: SomaliTalk.com | Nov 6, 2003
..
FOGAANTA U DHEXAYSA
MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....
....
Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
Kulaabo bogga hore ee
www.somalitalk.com