SomaliTalk DALSAN
Home | MAQAALO | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - LONDON, UK

SHIRWEYNAHA GOLAHA OGAADEENYA ,
London 12-14 December 2003

(OGADEN FORUM CONFERENCE)

Waxaa ka dhacaya magaalada London shirweyne lagaga hadlayo laguna gorfeen doono xaalada guud ee ku sugan yahay reer Ogaadeenya iyo dib u qiimaynta halganka Ogaadeenya. Shirkan oo ay ka soo qaybgelayaan madax sare ka tirsan ururka ONLF, odayaal, aqoonyahano, dhalinyaro, xildhibaano ka socda maamulka region 5 iyo dad kaloo fara badan gadaal ayaan idiinkala soo socodsiin doonaa goobta uu ka dhacayo iyo barnaamijka shirka oo faahfaahsan.

Guddiga qabanqaabada Shirka.

wixii faahfaahin ee intaas dheer waxaad kala xidhiidhi kartaan:

Ugaas Cabdi Xakiim Cali Yaasiin Tel: 0046737809523 ama email: aliyusuf70@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 6, 2003

.. FOGAANTA U DHEXAYSA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
  
Quraan 114 Suuradood ee Qur'aanka

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 
 

 

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis
mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987
wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]