SomaliTalk DALSAN
Home | MAQAALO | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - USA
PUNTLAND OO XAFIIS DUBLAMAASIYADEED KA FURTAY WASHINGTON, DC.

Jimce Nov 7 | Tajumadii SomaliTalk

 

I  I  D  H  E  H

KAAH
GUJI HALKAN.......

Warar ay saakay faafisay hay'adda wararka ee PRNewswire ayaa shaaca kaqaaday in Puntland ay xafiis dublamaasiyadeed ka furatay dalka Maraykanka  (State of Somalia Diplomatic Mission to the U.S) xafiiskaas oo laga furay magaalada Washington DC.

Waxaa warku intaas ku daray in xafiiskaas loogu talo galay sidii Soomaaliya loogu diyaarin lahaa doorasho ay ka qayb galaan dhammaan qaybaha Soomaaliya.

Waxaa warku intaas ku daray in xafiiskaas loo furay maadaama aysan jirin Safaarad Soomaaliyeed, taas oo xafiiskani uu aqoonsi u raadinaya Soomaaliya,  iyo weliba uu yahay xafiiskaasi mid loogu talo galay midaynta Soomaali, waa sida warku u dhigaye.

Safaaradaas Puntland waxaa u fadhiya Koshin Mohamed, waxaana lagala xiriiri karaa cinwaanka hoose:

CINWAAN:
     Koshin Mohamed
     Puntland State of Somalia Diplomatic Mission to the U.S.
     202-756-2958
     koshin@unitesomalia.com

ISHA: http://www.somalitalk.com/news/somalia/

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 7, 2003

.. FOGAANTA U DHEXAYSA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
  
Quraan 114 Suuradood ee Qur'aanka

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

 
 

 

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987
wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD