SomaliTalk DALSAN
Home | MAQAALO | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - GEORGIA
 Cod-bixinta Ururka Ardayda Gobolka Georgia, Atlanta
(Georgia Somali Student Union)

I  I  D  H  E  H

KAAH
GUJI HALKAN.......



Waxaa gudiga maamulka doorshada ururka arday Somaliyeed ee gobolka Georgia, Atlanta sharaf u ah in ay shaaca idiinka qaado ama idiin soo gudbiso taariikhda iyo meeesha lagu qaban doomo Cod-bixinta ururka GSSU laguna  dooran doono madaxda ururka.

Goobta: Xarunta Refugee Family Services
3647 Market Street
Clarkston, Georgia 30021
Goorma:  October 12, 2003
Maalinta: Axad

Saacda:  10: 00A.M  to 2:00 P.M.

Hadaba, waxaa Ardayda Gobolka lagu wargalinayaa in ay ka soo qeyb galaan doorashada dhiibtaana codkiina.  Shacabka Somaaliyeed ee reer Atlanta waa ka soo qeyb gali karaa, lakiin cod ma dhiiban karaan.

Shirkada Gadiidka Ohan ee Atlanta baa GSSU ka caawisya dhanka Kharashka.

Sidaa iyo doorasho wacan.

Faahfaahin dheerad ah iyo caawinba la xiriir gudiga maamulka doorasha 404 304 9060 Nasir Osman Dhalac, Jama Yusuf iyo Mukhtar Ismail.

Qore: Burhan Cabdi Ahmed – Georgia P. College USA


Ahmmed Burhan, A+
Associate Degree in Applied Technology - AAT
in Comp Info Sys\Networking Specialist
Technical Certifcates of Credit in
Cisco Specialist, in Hardware Specialist
Para - ESOL- LAB
Boy's Jv Soccer Coach
678-676-5302 School
618 North Indian Creek Dr.
Clarkston, GA 30021
baa9709@fc.dekalb.k12.ga.us

 

Faafin: SomaliTalk.com | Oct 10, 2003

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
 
Quraan 114 Suuradood ee Qur'aanka

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 
 

 

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis
mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987
wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD