SomaliTalk DALSAN
Home | MAQAALO | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - GEORGIA
Dahabshiil Atlanta oo Heshey Shatiga Cusub ee Lacag Diridda Gobolka Georgia .

 

I  I  D  H  E  H

KAAH
GUJI HALKAN.......

  Todobaadkan bilowgiisa ayaa loo soo direy shirkadda Dahabshiil xafiiskeeda Atlanta shati loogu ogolaanayo diridda lacagaha. Gobolka Georgia ayaa dhowaan ka soo baxay sharci cusub oo faraya dadka dira lacagaha in ay qaataan shati cusub oo dhowaan soo baxay kaa soo la dhigayey Bond dhan $50,000.

   Dahabshiil oo durbadiiba codsatey shatigaasi waxaa farxad noo ah oo aan u sheegeynaa macaamiisheena Georgia in aan helney shatigii ogolaanshaha lacag diridda ,ayna dahabshiil sidaa ku noqotey shirkaddii ugu horeysey ee gobolkan Georgia ka hesho sharciga ogolaanshaha diridda lacagaha.

  SHirkadda Dahabshiil waxay mar walba ku dadaashaa inay u hogaansanaato sharciyadda ka jira dalkan Mareykanka ,waxayna hore u heshay sharciyadda goboladda Ohio,Maine,Verginia,Tenesee,Missiuri iyo kuwa kale .

===========
Mohamed Sufi
Mamulaha Dahabshiil Atlanta
DAHABSHILATLANTA@aol.com 

WARARKII HORE EE SHIRKADDA DAHABSHIIL... GUJI

Faafin: SomaliTalk.com | Oct 13, 2003

.. FOGAANTA U DHEXAYSA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
 
Quraan 114 Suuradood ee Qur'aanka

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 
 

 

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis
mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987
wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD