SomaliTalk DALSAN
Home | MAQAALO | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL
Gafka Wadaad xume c/waaxid Loogu eegi Maayo Qabiil

Jawaab: Goormay Reer Sool Carta Noqon?

Diyaariye: c/risaaq garaad

garaad32@yahoo.com laascaanood

I  I  D  H  E  H

KAAH
GUJI HALKAN.......

 

Waxaa waayadan websiteka somalitalk ee ugu caansan internetka kadhexmuuqday c/waaxid qabiil uuruntii inta badan adeegsada diinta islaamka sida mustashriqiinta oo kale, c/waxed inta badan waa nin aad uga cabanaya dhibaato aan is iri waxaa gaadhsiiyey kornel c/laahi yusuf, marka c/laahi lagaraye reer sool maxaa keenay caydooda, waxaan oran lahaa carabtu waxay tiraahdaa {..................} markaa reer sool maanta caydooda haduu usoo jeestay c/waaxid waxaanu ka oranayaa diinta oo loo ageegsadaa cayda reer iyo ciil aad uqabto waa shaqo mustashriqnimo oo macnahedu yahay ninka diinta barta oo hadana halkuudoono u ageedsado sidii uu uguqanciyo wadaad xuyaasha isaga lamid ka ah, in waxaasi uu xadiis ama ayad ay tahay si la isugu dhufto.

Walalaha ay kadhexayso walaaltinimo asal ah, hadii c/waxid uu c/laahi ciil uqabo ma dadkuu ucaayayaa yaase kaga badan ciidanka c/laahi qooska uu isagu kasoo jeedo, yanaan dad wax ka sheegin c/waxid maha nin dad wax looga sheego lakiin waxaa isaga lamid ah kuwa daciif nimadiisa moodaya wax run ah waa isaga lonodon gidaaradeda markuu wax uuqabto wayey cayaya dadka reer sool, yaase wax udhimay waaba yaabe qofku wuxuu doono wuu sheegi kaara lakiin in uu soo hor fadhiisto oo uu sheego baa wanasagsan raganimana maaha in aad dibada ka caytanto,dadnimada reer sool waa mid dadku ogyahay waxana daliil u ah wufuuda reer puntland ee joogta shirka Kenya,yaa hormood u ah yaase puntland hormood u ah yaase darawiish hormood u ahaa yaase carta hormod u ahaa, xaqoodii kaqaaday waxa ay yihiin adigoo sheegay baad hadana cay uqarinasyaa yeyse raacato uyihiin,

Dadkoodee wax laqabaane e,miyuusan maqlin ama uusan arkin hadalka abwaanku uu yiri, Ragga diinta hooyga u noqdiyo, hanad Shirshooraa leh,waa yaab wax adan daliil uhaysan inaad adeegsataa waa wax adiga u ah sharaf dhacaaga kuu ah wadaad xume, iyo adoo dadka isbaraya is tusayana waxa aad qabto in ay tahay cuqdad kugu gaamuurtay, waxaan is iri wuxuu kicinayaa rag ama tusaya dad degan in ladulmiyeen ama ragoodii lalaayey,reer sool maanta dowladi majirtee cidii ay dulmiyeen may kuduulaan inta uu kacaytamayo internetka waa cajiib, waxaa waayadan lagubartay marka aad gasho webka somalitalk in aad aragto c/waaxid uu ku ooyaya, iskana dhigaya nin wax sheegaya lakiin doonaya in deegaanada puntland ay dhacdo colaad raagtay sida maanta haysta walaalaheen koonfur waayaabe iskudhaca dhulbaahante iyo majeerteen muxuu kahelayaa mise riyaaale baa xoogaa jeebka ugeliyey, oo kuyiri idinka isku heebee bal kadacaaydee internetka. guntii iyo gebagebadii waxaan oran lahaa reer soolow ninkaasi waa nin maskaxda wax uga dhimanyihiine dheg jalaq ha usiinina maskixiyan buu xanuun uqabaa e.

Diyaariye: c/risaaq garaad

Email: garaad32@yahoo.com

Afeef: Fikradda qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

Faafin: SomaliTalk.com | Oct 19, 2003  

.. FOGAANTA U DHEXAYSA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
  
Quraan 114 Suuradood ee Qur'aanka

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 
 

 

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis
mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987
wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]