SomaliTalk DALSAN
Home | MAQAALO | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - KENYA
WARARKA SHIRKA NAIROBI 
  • ARRIMAHA SOMALIA IYO SHIRKA IGAD
  • Talo Soo jeedinta Beelaha Dir ee xulashada xubnaha Baarlamaanka
  • Wararka IGAD KAMPALA
  • Magacii Gudigii Farsamada oo labedeley, oo hadda loo bixiyey Guddiga Fududeynta Geeddi Socodka Nabadda Somalida oo Kenya hoggaaminayso, laguna kordhiyo Jabuuti, Eritrea, Ethiopia, Uganda iyo Sudan (haddii ay oggolaato)

I  I  D  H  E  H

KAAH
GUJI HALKAN.......

 

War-1-, 27,Oct,Mbagathi.Nairobi.
Qoraal lagu soo gaarsiiyey by.Fax xafiiska warfaafinta iyo dhaqanka ee Madasha Shirka dib u heshiisiinta ayaa warkan cad ku qornaa isagoo ingiriis ah.

1. Kalfadhigii 10naad ee caadiga ahaa ee SHIRMADAXEEDKII Dawladaha kuwada jira Urur Goboleedka IGAD, waxaa lagu qabtay Xarunta Shirarka Caalamiga lagu qabto ee Kampala, Uganda, Mudadii u dhexeysay 20-25kii Oktobar, 2003da.

2 Shirweynaha waxaa guddoominayey,Madaxweynaha Jamhuriyadda Uganda Yoweri Museveni, waxaana ka soo qaybgalay madaxda dalalka Jamhuriyadda Federalka Ethiopia, Jamhuriyadda kenya, Jamhuriyadda Somaliya iyo Jamhuriyadda Sudan.

3. Madaxweynaha Dawladda Eritrea waxaa ka wakiil ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Eritrea. Madaxweynaha Jamhuriyadda Jabuutina Waxaa ka wakiil ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Ikaashiga caalamiga ah, qaabilsanna xiriirka barlamanka ee Jamhuriyadda Jabuuti.

4. Madaxweynaha Jamhuriyadda Mozambique, ugana qaybgalay shirka isaga oo ah Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika.Waxaa kale oo shirka ka qaybgalay dawladaha iyo Ururrada IGAD ISKAASHIGA LA LEH, oo kala ah:

1. Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee Norway Hilde Frafjord Johnson,
2. Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda ee Dawladda Talyaniga
Ahna La-guddoomiyaha ee IGAD –IPF. Senator Alfredo Mantica,
3. Wasiirka Horumarinta Iskaashiga ee Netherlands, Mrs. Agnes Van Ardenne.
4. Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Sweden, Mrs.Laila Freivalds,
5. Mudane Maxamed Sahnuun, la taliyaha gaarka ah ee Xoghayaha Guud
ee Qaramada Midobay, iyo qaar kale.


ARRIMAHA SOMALIA IYO SHIRKA IGAD


Shirmadaxeedku wuxuu oggaaladay talooyinka soo socda, oo ku saabsanaa geeddi socodka Somaliya, oo ay fadhigoodii 22naad Golaha Wasiirada ee IGAD ay ka soo saareen:
i. In la balaariyo, magacana laga beddelo Gudigii Farsamada, oo hadda loo bixiyey Guddiga Fududeynta Geeddi Socodka Nabadda Somalida oo Kenya hoggaaminayso, laguna kordhiyo Jabuuti, Eritrea, Ethiopia, Uganda iyo Sudan (haddii ay oggolaato).

ii. Waxaa la faray Guddiga Fududeynta Hawsha oo heer wasiirro ah in in ay 28ka bishaan Oktobar, 2003, ku kulmaan Nairobi, ayna dib u eegaan xaaladda geeddi socodka nabaddu ay ku sugan tahay, dabadeedna ay warbixin siiyaan Guddoomiyaha IGAD.

iii. Waxaa laga codsaday Guddoomiyaha xilligaan ee IGAD in uu la socdo, qiimeynna ku sameeyo habsocodka wadahadalada nabadda eeSomaliya, si uu tilaabada la gudboon uga qaado wixii caqabadahaoo ka horyimaada geeddi socodka nabadda.

iv. Waxaa laga codsaday Midowga Afrika,(iyada oo loo sii marinayo Guddoomiyaha iyo Guddigooda), in uu IGAD gacan ku siiyoFududeynta hawsha dib u heshiisiinta Somaliya.


Dhamaad.

war-2 ,Mbagathi,Nairobi.

Talo Soo jeedinta Beelaha Dir ee xulashada xubnaha Baarlamaanka


shaxdan waxay ka hadleysaa beelaha dir talo soo jeedin ka hadlaysa xu;lasha xubnaha baarlamaanka.
Magaca Qabiilka Ciise tal soo jeedin Madaluug talo soo jeedin Isaaq soo jedin R/ ow saciid talCiise talo soo jedin Gudabiirsi talo soo jeedin Sure talo soo jeedin Biyomaal talo soo jeedin Wardey talo soo jeedin Tirada guud beelkasta Isku cel celin
Ciise 3 4 3 8 8 4 5 5 40 5.12
Reer ow saciid 5 2 5 2 3 1 2 5 25 3.20
Madaluug 5 2 5 2 3 1 2 4 24 3.07
Gadabursi 6 6 6 10 18 7 6 8 108 8.07
Sure 14 14 14 15 7 24 13 14 114 14.06
Biyamaal 20 20 20 15 10 24 21 17 147 18.08
Wardey 5 3 5 2 3 2 2 10 32 4.10
Isaaq 20 27 20 24 26 15 27 15 174 22.30
total 78 78 78 78 78 78 78 78
F.g shaxdani waxay ka mid tahay lambarka la soo jeediyay oo lagu dhftay boqol oo loo qaybiyay 78
Waa ra,yiga iyo soo jeedinta sub clanska beesha direed .xisabi qalad ma keento hadaan la xumaynin

Halkan waxa ku lifaaqan qoraalka asalka ah oo ay soo qoreen bel kasta oo ka mid ah belaha direed
Iyo cadaynta xoghaynta IGAD oo goob joog ka ah shirka xulka xubnaha baarlamaanka ee beesha direed iyo sexeexa dhamaan gudi hoosaadyada qayb kasta oo ka tirsan beesha direed

1- gudiga beesha biyamaal
1-kon. Maxamed cusmaan maxamuud-----------------------
- 2- sayid cali maxamed ---------------------------------------------
- 3- nuur skeekh xuseen ----------------------------------------
- 4 -maxamed xasan maxamed ------------------------
2- Gudiga beesha Isaaaq
1- xasan suudi xirsi -----------------------------------------
2- muuse xuseen cabdi-----------------------------------
3- Cali maxamuud cabdi------------------------------------
3- Gudiga beesha gudabiirsi
1-Axmed dhimbil rooble--------------------------------------
2- muqtaar Ibraahin yoonis--------------------------------------
3-xaliima cali xuseen-------------------------------------------
4- gudiga beesha Sure
1- cusmaan xasan diirshe-------------------------------------
2-Axmed abuukar xaashi -----------------------------------------
3-cabdirahmaan sheekh maxamed----------------------------
4-bashiir sh. Nadiir----------------------------------------------
5- mahad cawad ---------------------------------------------------
6- cabdilaahi xasan maxamed ------------------------------
5-gudiga beesha madaluug
1- ugaas xasan sh. Dhicis ---------------------------------
2- kon. Xasan buraale axmed ----------------------------
6-gudiga beesha wardey
1- ugaas maxamed buule jiirow ------------------------------
2- suldaan Maxamed Saalax----------------------------------
-7gudiga beesha ow saciid
1- ugaas haaji cabdirahmaan ugaas xuseen----------------------
2- xasan isaaq yaaquub -------------------------------
8- gudiga beesha ciise
1- cabdirahmaan ducaale cali--------------

saxiixa
xogaynta IGAD ee goobjooga ka ahaa shirka beesha direed
1- ---------------------------------------------------
2- 0smaan maxamed ---------------------
Dhamaad.
Abdikarim Aden Hussein.
Mbagathi,Nairobi.
abdikarimhussein@hotmail.com

.. FOGAANTA U DHEXAYSA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
  
Quraan 114 Suuradood ee Qur'aanka

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 
 

 

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis
mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987
wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD