SomaliTalk DALSAN
Home | MAQAALO | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m

SOMALITALK - CANADA

ERNIE EVES -
oo ka tirsan xisbiga  PC, waa premierka Ontario ee hadda.

DALTON McGUINTY
Hogaamiyaha Xisbiga Liberal-ka Ontario

HOWARD HAMPTON
Hogaamiyaha xisbiga NDP.

Soomaalida London, Ontario oo u Codeyn doona Xisbiga Liberal-ka

  • Doorashada Dawlada Ontario waxay dhici doontaa Octoober 2, 2003

Qore: yusuf osman  
yusufosman277@hotmail.com

Dooro Dalton McGuinty, Xisbiga Liberal-ka

Dalton McGuinty
www.choosechange.ca

 

I  I  D  H  E  H

KAAH
GUJI HALKAN.......

OGEYSIIS SOOMAALIDA KU NOOL LONDON ONTARIO.


Sida lala wada socdo 2, October 203 waxaa ka dhacaya Ontario doorasho loo galayo ciddii xukumi laheyd Dowladda Ontario sanadaha soo socda. Waxaa Doorashada ku tartamaya 3 Xisbi oo kala ah:

1- Liberals oo uu madax u yahay. Dalton McGuinty.

2- Conservative. .oo uu madax u yahay ninkii Harris badaley, Ernie Eves.

3- NDP. oo uu madax u yahay Howard Hamptom.

Qiyaaso (Polls) la sameeyey waxaa ugu horeeya Xisbiga Liberalka. [Eeg halkan...]

Haddaba Jaariyadda Soomaaliyeed ee London Ontario oo dhan qof kasta oo xaq u leh inuu codeeyo waxaa loo sheegayaa lagana codsanayaa inuu u codeeyo Xisbiga Liberalka. Sidaas waxaa isku raacey wax garadka Soomaaliyeed ee ku nool London Ontario.

Soomaalida kale ee ku dhaqan Ontario waxay reer London, Ont ugu baaqayaan in la taageero xisbiga Liberalka Ontario marka coska la dhiibanayo.

London, Ontario waxa ay kutaalaa qiyaastii 200km koonfurta Toronto, waxayna 200km Woqooyiga ka xigtaa Magaalada Detroid, Michigan. Tirada dadka kunool waxaa lagu qiyaasay inta u dhexaysa 300,000 ilaa 330,000 qof, muslimiinta magaalada deggana waxaa lagu qiyaasaa 30,000 qof. Magaalada waxaa kuyaal laba masaajid oo waaweyn iyo madaraso Islaami ah oo layiraahdo London Islamic School.

Tiro ahaan Soomaalida deggan London, Ontario aad uma badna, marka la barbardhigo magaalooyinka kale ee W/Ameerika, laakiin waa dad aad u nidaamsan marka ay noqoto habka waxbarashada carruuntooda, waxaana ay leeyihiin dugsi ay carruurta kubaraan qur'aanka iyo tarbiyada Islaamka halkaas oo uu bare ama macalin kayahay Shiikh Xasan.

Warbixinadii Hore ee London, Ont ka akhri Halkan...

Wa Bilaahi Tawfiiq.

yusuf osman  
yusufosman277@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | September 30, 2003

UNICEF: Somalia Has Unique Chance to Halt AIDS Read Here.... [Reuters.com]

.. WARAYSIGII ABDULLAHI NUUR SALXAAN UU SIIYEY SOMALITALK

.. FOGAANTA U DHEXAYSA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
 
Quraan 114 Suuradood ee Qur'aanka

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 
 

 

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis
mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD