SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - CALIFORNIA
War saxaafadeed ka soo baxay maamulka kaah express North america

Waxaa farxad u ah umada soomaaliyeed gaar ahaan kumanaanka qoys ee ku nool california in sharcigii xawaalada uu u soo baxay shirkada kaah express ayna dib uga bilaabayso shaqadeedii gobolka california shirkadanoo ah ta kaliya haysata sharciga xawaalada gobolkaan ka dib markii mudo dhowr bilood ah uu ka jiray jahawareer ka dib markii ay dowlada albaabada u laabtay dhamaan shirkadihii xawaalada taasoo dhalisay in dad badan oo degan gobolka gaar ahaan magaalooyinka sandiego iyo sanjose ay u suura gali wayday in ay eheladooda gaarsiin waayaan lacagihii ay u diri jireen.

Waxa kale oo uu sheegay sarkaal u hadlay shirkada kaasoo fadhigiisa uu yahay manassota Cabdiqadir Shiil ''' Faaiidada inta aan la gaarin waxa aan aad oga walbahaarsanayn sida umada soomaaliyeey ee ku tiirsanayd taageerada eheladooda ku nool california ay dhibaatada uga so gaartay xiritaanka shirkadaha soomaaliyeed taas ayaana nagu khasabtay in aan si xawaara leh ugu dhaqaaqno sidii aan umada soomaaliyeed uga awdi lahayn albaabkaas dhibaatada ah waana ilaah mahadiis hadii qof kastaa oo soomaaliyeed heli karo maanta in uu adeegsado Kaah Express sidii uu ehelkiisa wax u gaarsiin lahaa.

Kaah Express
619-454-6062

Kaahusa@aol.com

 

Faafin: SomaliTalk.com | Sept 7, 2003 | 


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
 
Quraan 114 Suuradood ee Qur'aanka

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 

  Afeef: Aragtida qoraalka waxaa leh qoraaga ku saxiixan

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis
mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD