SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - AUSTRALIA

 Xamdi Rabbi iyo Mahadnaq

Waa mahadnaq loo soo jeediyey dadka Caawinay Carruurta Soomaaliyeed oo Daaweynta u baahan

Ugu horrayn waxaan illaahay ugu xamdiyayaa inuu suurtageliyey in la hellay lacagtii loo baahnaa in lagu bixiyo carruurtii Soomaaliyeed oo waddankaan Australia daawada loo keeni lahaa oo awal la la’aa.

Marka xigga waxaan uga mahadnaqayaa nin Soomaaliyeed, oo magaciisa in la shaaciyo diiday, oo ku deeqay lacagtii loo baahnaa si carruurtaas loogu soo qaado Australia halkaas oo wax lagaga qabanayo caafimaadkooda, ninkaas oo hadda ka horna ku deeqay lacag sidaas oo kale loogu baahnaa isagoo weliba diiday sheegista magaciisa. Waxaan illaahay shakhsigaas uga baryayaa inuu adduunkana sharaf iyo barwaaqo ku nooleeyo aakhirana jana fardowsa ka waraabiyo, akhristow aamiin dheh.

Waxaan kale oo mahad u celinayaa website-yada Soomaaliyeed qaarkood oo si Soomaalinimo ah iga aqbalay inay baahiyaan codsigayga ku waajahnaa in dadkaas loo hello lacag lagu soo qaado, la’aantoodna ayna suurtagsheen in laga warhello dhibta haysata carruurtaas Soomaaliyeed.

Waxaa soo diray

Wallaalkiin Ciise M. Dhollawaa

ciise_maxamud_dhollowaa@yahoo.com.au

Faafin: SomaliTalk.com | Sept 7, 2003 | 


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
 
Quraan 114 Suuradood ee Qur'aanka

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 

  Afeef: Aragtida qoraalka waxaa leh qoraaga ku saxiixan

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis
mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD