SomaliTalk DALSAN
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL

Janaayo 24, 2004

SOMALILAND-TA IS MAGCAWDAY WAA XUKUUMAD ARGAGIXISO
[SELF-DECLARED SOMALILAND IS TERRORIST REGIME ]

Ahmed Sheekh Abdullahi
Oslo, Norway 
ahmedpo@hotmail.com

Daabaco Boggan | Print


Filimada anshaxa xun, ruugidda Qaadka

iyo isticmaalka Daroogadu Saamayn intee le'eg Bay ku Leeyihiin Faafidda Cudurka AIDSKA ee Soomaaliya..
Guji...


 Waxaan umadda soomaaliyeed u soo bandhigayaa in maamul ku sheega somaliland uu yahay gadhwadeenka axmaarada & yuhuuda uuna yahay maamul aragagixiso waxay kala qaybinayaa shacabka soomaaliyeed ee nabad jecel iyagoo abuuray dagaal dariska ooda ah ama dadka ay ood wadaagta la yihiin ,

Caqli ma tahay in qabiil uu yiraahdo xuduudihii ingiriisku dhigay ayaa bartilmaameed inoo ah iyadoo ay og yihiin in dad kale ee soomaaliyeed oo aan ahayn qabiilkood deganyahay taas ma dhici karto waxaana u sheegaynayaa umadda soomaaliyeed in arintaa la ogaadaa in codowga soomaaliyeed ka dambeeyo si dagaal cusub looga alooso goobihi ka badbaaday dagaalada sokeeye ee soomaaliya

Waxaa iyana xusin mudan in la xusuusto gumaadkii 1988 markii SNM ama QUDHIS ku soo duuleen gayiga soomaaliyeed iyaga oo gadhwadeen u ahaa ciidamadii xabashida ee waxayna laayeen shacabkoodii iyagoo is lahaa ka xoreeye ciidamadii XDS oo markaa heegan ku jiray laakiin 24 guduhood ayaa laga saaray magaalooyinka JDS waxayna u yaaceen dhankaa & xuduud beenaadka .

Waxaa laga wada dharagsanyahay maamulka QUDHMIS ee ka jira magaalada BERBERA oo ah meesha dadka u ololeeya kala go,a soomaaliya ay deganyihiin uuna ka dhashay cigaalkii NFD ku daray KENYA 1963 waxaas oo dhan waxaa uu kala lahaa dano uu umadda soomaaliyeed isugu dirayo kuna kala dilaya kadib markii siyaasadii ka socotoya baarlamaankii musuqmaasuqa ahaa ee XAMAR 1960-1969 kaas oo uu turbka la fahmi waayay reer koonfureedka & isagoo ku dhex haftay mowjado ay soo tababareen gumaysigii talyaaniga maadama uu cigaal ahaaa dabadhilif ay soo tababareen gumaysigii ingiriiska , oo ilaa haatan xitaa aqoonsi u fidin waayay jamhuuriyada ku sheegta khiyaaliga ku dhisan ee beesha ISAAQ,

Waxaan markaas oo uu fahmi waayay ciyaartii kubada cagta ee ka socota Hall ka wayn ee ku yaalay baarlamaankii hore kadib markii uu ogaaday in uusan jago u cuntada ka sugayn meeshan ayuu waxuu bilabay inuu sameeyo wax la yiraahdo IRIR oo xitaa markii dambe uu HAWIYE wax taageero ka waayay taas oo markii dambe uu la saftay ABDIRASHIID oo ahaa RUGCADE ka soo jeeday gobolada dhexe ee soomaaliya isgoo arkay in munaafaqdisu shaqayn wayday .

Isku soo wada duuduuboo waxaan hubnaa in falalka argagixisada ee maamulka waqooyi galbeed ee maqaar saarka ah uu samaynaya in ay tahay dambi isga u gaar aha ee aan ahayn mid lagula xisaabtami doono shacabka sharata leh ee degan waqooyiga jamhuuriayda soomaaliya waxaan mar labaad u soo jeedinayaa maamulka dhiig daadiska ah in uu ka digtoonaado RAAFKA dadka reer koonfureed ka ee aan waxba galabsan & hanjbaadyaha joogtada ah ee uu ku hayo degaanada ood wadaagta la leh sida magaalada BORAME , LAASCAANOOD, CEERIGAABO & GALBEEDKA SOOMAALIYA walibana waxaa intaa dheer falalka isdaba jooga ah ee ciidamada calooshood u shaqaystayaasha ah ee ina RIYOOLE KAAHIN ku dhiibayaa dadka safarada ah ee ka ganacsada waqooyiga soomaaliya loona gacan galinya cadowga xabashida taas oo falal ayaan daro ah oo soo kordhay,

Iyadoo lagu jiro qarniga cusub ee 21 labaad in geeska afrika ka soo baxaan maamulo taageersan yuhuuda & xabashida oo dhiiba dadka mas,uuliyiinta koonfurata soomaaliya ama gobolada dhexe amaba galbeedka soomaaliya iyagoo marka la gacan galinyo lagu dawarsi tago si aqoonsi loogu helo inta madax ee la dhiibo , ma aha oo kaliyaha dadka ogaadenya u dhashay ee waxaa la gacan galiyay dhalinyaro culumi ah ee ka soo jeeda gobolada waqooyi iyagoo lagu tilmaamay argagixiso si maraykankan & israel taagero looga helo taas oo horey loogu hungoobay 2001 kadib markii la waayay xerayhii lagu sheegay inay joogaan argagixo,

Gabagabdii waxaa mar labaad uga digaynayaa maamula qudhmis ee ka jira magaalada BERBERA inuusan talaabo qaadin keeni karto dagaal aan dan u noqon doonin kan qaado & kan lagu qaado !

Waad mahadsantihiin

Ahmed Sheekh Abdullahi
Oslo, Norway 
ahmedpo@hotmail.com

 QORAALADII HORE EE AHMED SHEEKH

Faafin: SomaliTalk.com | Jan 24, 2004

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

ISKU DIYAARINTA XAJKA
Guud ahaan sidee xajka loo gutaa.. Guji...

.. QORAALADA DADWEYNAAH

Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
 kaah

BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987
wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD