SomaliTalk DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MUSHARAX
March 10, 2004  

Dr Jeeylaani Cali Kadiye Musharaxa Madaxweeynanimada Ee Soomaaliya Waxa U Soo Ban Dhigay Qaabkiisa Maamul Ee Soomaaliya Hadii Ladoorto

Dr. Jaylaani wuxuu ku dhashay Tuulada Farxaane ee deg Qoryooleey kana mid ah G/Sh/Hoose. sanadkii markuu ahaa 1954. wuxuu ku bartay dugsigiisa Hoose deg. B/weyne ee G/Hiiraan 1962-1966. Dusgsiga Dhexe 1966-1968, Dugsigiisa sare wuxuu ku dhameytirtay 1969-1973. Shaqiisa qaran wuxuu soo gotay 19773-1974.

Ka dib, wuxuu galay Kuliyadda Lafoole ee waxbarashada 1974-1978.

Dr. Jeylaani wuxuu ku hadlaa Luqadaha kala ah Afkiisa Hooyo (Excellent) Luqadda Ingiriiska(Fluently),Arabic (Good) iyo Talyaaniga iyo Sawaaxiliga

Hadaba Dr Jaylaani Waxa U Soo Bandhigay Qaabkiisa Shaqo Isaga O Kahadlaya Hoolka Shirarka E MBAGATI Waxa Una Kubilaabay Hadalkiisa Sidan

BARNAAMISHKA SIYAASADA CUSUB EE MAAMUL DOOWLADEEDKA KU MEELGAAARKA JAMHUURIYADA SOOMAALIYE

------------------------------- --------------

BARNAAMISHKA MUSHARAXA MADAXWEEYNAH

----------------------------------------------

WD.MD Dr jeeylaani cali kadiye

MAQAAWIIRTA MUWAADINIINTA MAQAAMKOODU SAREEYOOW

MUDANAYAAL&MARWOOYIN

-----------------------------------

anigoo ah wiilkiina idunkula nool idinlana qeebsaday xanuunkii dalkeena soo maray qibradna uleh dhibaatoyinka ee abuureen dagaalada sida bueburka&barakaca ku yimid dhamaan umada yada meel kasta oo eey joogaan mudo ka badan 12 sanadood waxaan aad ugu farax sanaha in aan fursadaan qaaliga ah uga badbaadiyo anigoo kaashanaya mu waadiniinta soomaaliyeed wadanka yaga doowlad la aanta sharci la aanta amaan darida ka jirta iyadoo dhoorka asbuuc ee nagu soo aadan loodhisi doono ismaamul doowladedd ku meelgaar ah sugitaan badan kadib waxaa miro dhal noqday shirka dib u heshiisiinta qaran ee soomaaliya taasoo eey ugu wacantahay taageerada&balan qaadyada eey ladaba joogaan guud ahaan beesha caalamka sida UN, EU,AU,IGAD ARABLAEGUE& guud ahaan ururada doowliga ah&ku wa aan doowliga aheen ee jacel in aan noqon doowlad leh maamul dimuquraadi ah si miraha macaan ee nabada loo muudsado rajooyinka yagana k soo laabtaan waxaan ale ka baryeeynaa in sida ugu dhaqsiyaha badan ale nooga saaro masdhaqada eey abuurtay dhacdooyinka colaadaha sokeeye waxaan rajeeyneeynaa si dagdaga ah in aan u xalino ooa u abuurnonabad&xasilooni&barwaaqo dalka yaga soomaaliya

,, iftiinkaas ee eeynu kor ku sooxusnay waxaan si samaan idinkula qeebsan rajada xaqiiqada dhabta ah eeyna rumoowdo riyada yada noqotana mid degan oo huban soomaalidu waxeey ubaahantahay hogaamiye leh ale kacabsi daacadna ah oo fuliya balan qaadyadiisa isla markaana tixgaliya aragtida&rabitaanka umada soomaaliyeed waxaan qabaa in musharaxa madaxweeynaha ruux aan wax gacana kulaheen dhibaatooyinkiika dhacay dalkeena guud ahaan waana in uu ahaadaa hogaamiyahaasi dhaxdaxaad macquula una huraya waqtigiisa awoodiisa&wax soo saarkiisa dalkiisa&dadkiisa kana badbaadiya hanfarkii colaadaha&wax yeeladii eey gesteen dagaalada ee barakaca gudaha&kan dibadaba kana bogsiiyo bulshada boogihii hardanka eey sababeen hogaamiyaha waa ion u ahaadaa nin nabad abuure ah isla markaana uu ahaadaa nin qabaa ilada oodhan u dhaxeeya dhisi karana buundolooga gudbo mashaqooyinka nahareeyay dhagax dhigi karana nabad waarta sida aad wada og tihiin anigoo ahDr jeeylaani calikadiye waxaan ahay nin aan shakikujirin una qalma musharaxa madaxweeynenimada si aan ugu adeego dalkeeyga wax kastana ugu huro waxaann cadeeynayaa musharaxnimadeeyda madaxweeynanimo ee ismaamaamul goboleedka cusub ee ku meel gaarka ah ee soomaaliya sida aan kor ku soo sheegay waxaan u soo halgamay in aan idinla qeebsado xanuunkuu kuleelka badnaa wadankeeyga oo ahaa mid sharci&kala danbeeyni mar kajirijirtay haatanse kadhigtay maamul kala googa an ooeey ka taliyaan ma leeshiyooyin qabaa il hubeeysan sida wadankeeyga uu noqday mid xasuuq&dhiig badani ku daatay ayaa dad badan oo naga mid ah nala qeebsanayaan hamiga mid namada helista nabad galya cadaalad&sinaan soomaaliya waxeey ku soo jirtay mudooyinkan iftiinka rajada ifayay mudadii dheereed adkeedna laguna soo socday wadadii nabada waxaan hada idinka codsanayaa ergeda dhamaanteed wada jir&gooni gooniba kuwa inta badan noogu duceeya sidii aan u heli laheen qaranimada yadii dhuntay sidoo kale waxaan idinka codsanayaa ka qeebgalayaasha& xubnaha nasoo xushay ee sharafta leh isla markaana jooga shirka dib u heshii siinta qaran in eey ii doortaan madax weeynihii qaranka soomaaliyeed idinkoo kawakiila bulshada soomaaliyeed waxaana markale&markale idinka codsanayaa in aad i siisaan taageero wax ku oola iyadoo lajirta ducadiina anigoo idiin damaanad qaadaya in aan ku hogaamiyo dalka si mas uu liyad huwan sidoo kale idiin balan qaadaya doowlad wax tar ah iskuna dheeli tiran sida fare jignaanta leh ee uu shirka usocdo waa bayaan cad oo xalinaya qilaafaadka abuurayana nabad dhameestiran& kor u qaadida hamiga dadka&hididiiladooda ah baadi goobida doowlad eey raali kayahiin7soo nooleenta midnimada qaranka soomaaliyeed arigtida kor ku xusan doowlada yada waxeey aqoonsaneeysaa eeyna fulineeysaa qeebsiga awooda ee ku saleeysan qaabka4.5 ka oo eey isu raa ceen wadamada safka hore ee IGAD an sixiyeena arageda, shirka dib u heshii siinta ee MBAGATI NAIROBI waxaan ku dadaalayaa in aas aaska hore doowladu dadka u soo dhaweeyno taasoo sii neeysa dadweeynaha awooda rasmiga ah ee doowlad nimo sidoo kale waxaan fursadaan aan heesto uga mahad celinayaa xubnaha beesha caalamka sida ,UN, EU,USA,AU,IYO,ARABLAEGUE,gaar ahaan doowladaha safka hore ee IGAD,KENYA ,ETHIPIA,DJIBOUTI, dadaalka,aan daalka laheen ee,eey muujiyeen si.dib u heshiisiinta u meel marto mahad celinteeda khaaskaa waxaan ujeedinyaa madaweeynaha&dadka dalkan kenya marti soorista toosinta&hagista shirka kaalinta lama ilaawaanka ah ee eey uga jiraan dib u heshiisiinta soomaaliya wax yaabaha aan kor ku soo xusay ii o golaada in aan idiin soo bandhigo doowladeeyda aragtida&fulinta qorshaheeyga ee barnaamishka dib udhiska wadankeena soomaaliya

FULINTA QARSHAHA&BARNAAMISHKLA DOOWLADA CUSUB EE SOOMAALIYA

----------------------------------
AMAANKA & DIFAACA

----------------------------------

muhiimada ugu horeeysa doowladeeyda waxeey xaqiijineeysaa,nabad galyada sharciga&kala danbeenta in eey meelmaraan lana abuuro jawi kobcinaya dhaqaalaha&heey adaha madax banaan,doowladeeyda waxeey ku dhaqmeeysaa go aanada laga fiirsaday ee lagu gaaro shirka dib uheshiisiinta ee lagu qabtay MBAGATHI,NAIROBI,iyadoo ku saleeysan go aanada ka soo baxa shirka hadii la iidoorto madax weeynanimada waxaan ku shaqeeynayaa sida tan

,, dib u habeen&dib u hoowl.galin shaqaalihii hore ee ka hoowl gali jiray xafiisyada dadweeynaha iyadoo abuuri doonta fursado shaqooyin oo horleh

,, doowladeeyda waxeey dib u soo nooleeyneeysaa maamulkii heey,adaha doowliga ah.

,,dib u abuurista tababaro loo furo ciidamada amniga(police) si loo helo amni buuxa oo kadhalata ilaalinta sharciga&kala danbeenta.

,, hub kadhigista maleeshiyooyinka&soo nooleenta ciidama qalabka sida ,oo ka kooban ciidamada lugta,cirka bada&amniga,(police)

,,dib uqaabeenta waayaxa canshuuraha socdaalka ilaalinta xuduudaha waxaan kala kaashanayaa.bulshada caalamka soo saarista miinooyinka deegaamada eey saameeyeen,

,,adkeenta amniga gudaha sida ka qeebqadashada la dagaalnaka argagixisada.

BEERAHA & XOOLAHA

-----------------------------------

doowladeeyda waxeey balan qaadeeysaa in eey badasho qaab nololeedkan eeyna la timaado siyaasad cad&wax qabad loo aayo oo ku saleeysan xifdinta maciishad maalmeedka iyadoo doowladeeyda damaanad qaadeeysa in isu filnaasho xaga qutul daruuriga ah eey gaarsiiso dalka sadaxda snoougu horeeysa, gaar ahaan doowladeeyda waxeey dhiiri galineeysaa beera leeyda waxaana xooga saareeynaa sidii aan unooleeyn lahaa rajada beeraleeyda sida

,, dib unooleenta maashaariicdii waraabka beeraha si loo kobciyo wax soo saarka miraha beeraha,

,,dib unooleenta mashaariicda xoolaha nool sida suuq geenta&dhoofinta warshadeenta hargaha&saamaha kaluumeeysiga&xanaaneenta digaaga dib u nooleenta dhoofinta miraha soomaalida sida muuska sisinta qaraha bobaayga liinta&IWM

BAYADA

---------

wadankeena waxaa soo food saaray qatar dhinaca deegaanka ah taasoo ubaahan ka hortag&difaac dadgdaga inl ameeldhigo qaabkii loo maareen lahaa loona ilaalin lahaa dhibaatooyinka mustaqbalka deegaanka7hoos udhaca ku imaankara muuqaalka deegaaneed ee ilaah nagu maneestay in eeynu sharci eeynu ku soo rogni sidii loo xifdiyi lahaa deegaankeena waqtiga eeynu joogno&mustaqbalka doowladeeydu waxeey qaadeeysaa tilaabooyinkan

,,meel marinta shharciyada doowladeed ee dhoowraya dhirteena&duurjoogteena

,, ka hortagida&xakameenta nabaad guurinta dhirta sida sharci darada ahj loo is ticmaalo looguna dhoofiyo dibada,.

,, in dadweeynaha lagu baraarujiyo dib ubeerista dhirta&bacaad celinta gayiga si ka hortag dhameestiran ugu noqoto ilaalinta deegaanka,

,,, u helista sharciyo cusub oo si adag ula macaamila sunta bada lagu daadiyo,oo qatar ku ah jiritaanka manaafacaadka kheeyraadka bada&muuqaalka guud iyadoo noqon doonta hoowsha&baraajinta doowladeeyda,

CAAFIMAADKA

----------------------

doowladeeyda waxeey diyaarin doontaa caafimaad dheeli tiran oo ruux walba u adeegaya sidaa oow geed waxeey soo kordhin doontaa qeeybahan.

,,abuurista&balaarinta xarumaha caafimaadka.

,, intaba bar loo furo taqaatiirta&kalkaaliyaasha caafimaadka.

,, ilista bulshada eey heleeyso dawo la cag l aan ah taasoo aan ku dadaali doono in eey ahaato balan qaad dhameestiran,

,, mu hiimad siinta xanaanada hoo yooyinka^dhalaanka,

,, ladagaalanka&dabar goonta cudurada fida oo eey ka mid yahiin HIV ]AIDDS.TB.MALARIA, taasoo ah ajandaha caafimaadka ee doowladeeyda,

WAX BARASHADA.

------------------------------

aqoon la aan waa iftiin la aan sidaa aawadeed waxeey doowladeeyda xooga saari doontaa horumarinta tacliinta dalka iyadoo cirib tireeysa jahliga oo uu ,ugu horeeyo,aqris&qoris la aanta sidaa darteed siyaasada doowladeeyda waxeey noqon doontaa mid si sareexad leh wax uga qabata arimaha eey ka mid yahiin

,,, wax barasho lacag la.aana laga soo bilaabo dugsiyada hoose&in si xil kisnimo ah ku jirto lagu tartansiiyo dadka in eey helaan wax barasho maareeysa nolashooda,

,,, horu marinta waxbarashada dugsiyada sare& kuliyadaha taa soo ah siyaasada doowladeeyda mid eey si adag wax uga qaban doonto si loo helo jiil aqoon ku hubeeysan.

,, horu marinta tacliinta sare ee jaamacadaha si loo helo rag taqasusyo gaara uleh maadooyinka wax ku oolka u ah bulshada soomaaliyeed.

,, tababarka macalimiinta darajo walba oo eey yahiinba

,, waxbarasho qaasa oo la siiyo dadka dhiman maskax ahaan&jirr ahaan sida naafada nuucyadeeda kala duwan.

DHAQAALAHA QARANKA

----------------------------------------------

doowladeeyda waxeey ka shaqeen doontaa dhiirini galin doontaa isla markaana abuuri doontaa jawi dagan oo lagu ganacsan karo saa aa wadeed waxeey xooga saari doontaa arimaha soo socda.

,, isku xirka heey adaha madax banaan ee ganacsiga&siyaasada doowlada.

,,, abuurista siyaasad furfuran oo ku saleeysan daqliga doowlada hoose si dhaqaalaha qaranka uu ukobco.

,, ladagaalanka musuqmaasuqa& laaluushka,

,, abuurista kal soonida bangiyada&horumarinta suuq xora oo ganacsi,

,, jaan goonta qorshe dhaqaale ee shanta shanta sanoo ugu horeeysa.

,,, dib usoo nooleenta hoowlaha guud sida isgaarsiinta. jidadka.arboorada&takadaha

,, soo saarista kheeyraadka bada.badroolka&macaadinta taasoo ka qeeb qaadan doonta horu marinta dalka.

,, waxaan hor marin doonaa tamarta cadceeda&hawada.

,,soo jiidashada maalgaliyaasha caalamigaa.

SIYAASADA,ARIMAHA DIBADA

------------------------------------------------------

doowladaeeyda waxeey qaban doontaa siyaasada arimaha dibada oo ku saleeysan shuruucda caalamigaa si aan ku soo celino sharafteenii doowlad nimo ee aan ku laheen bulashada caalamka waxeey kaloo dhoowri doontaa heshiisyada caalamiga ah cahdiyadii eey horay ugashay soomaaliya sida -UN CHARTERS

,, xushmeenta qadarinta&maamuusida doowlada doowladaha kale.

,,doowladayda ma faragalineeyso arimaha u gaarkaa doowlada dariska nala ah& guud ahaan doowladaha kale.

,,, in lagu xaliyo qilaafaadka caalamigaa& kuwa goboleedba si dubulumaatiga&si nabad galyaa

,, doowladeeyda waxeey buuxin doontaa kaalimihii eey ugu jirtay ururada caalamigaa qaasatan kuwa eey horay uga tirsanaan jirtay

BULSHADA&ARIMAHA QOOYSKA

--------------------------------------------------------

doowladeeyda waxeey xushmeeyneeysaa xaquuqda dumarka&caruurta ee axdiyada caalamigaa sida(UN CHARTERS) sidoo kale waxeey fursadaha shaqada u simeeysaa rag iyo dumar.iyadoo diinta islaamka eey noqondoono diinta qaranka. doowladeeyda waxeey aqoonsaneeysaa kaalinta dumarka eey ka qaaadan doonaan dhismaha dalka taasoo aan si buuxda ugu taageeri doono uguna dhiiri galin doono in eey ka qeeb qaataan hoowlaha fulineed mida kale doowladeenu waxeeysameen doontaa gudi farsamo oo dhaqan beeleeda kaa sooi isu xilqaami doona nabadeenta beelahadirir san.

XAQUUQDA BINI AADAMKA

---------------------------------------------

ku dhaqanka shartciga dalka waa arin tusmo u ah doowladafiican sidaa aawaded doowlada yada waxeey xoojin doontaa ku dhaqanka sharciyada ilaaliya xaquuqda dadka,doowladeena waxeey tix galineeysaa sinaan shaha bulshadeed ha ahaato fursadaha shaqada^&arimaha qooska& ilaalinta xaquuqda dadka laga tirada badan yahay oo la liido&dadka xirfadahooda lagu ilhaaneeyo balse aan u badali doono in lagu amaano laguna tixgaliyo xirfadahooda. doowlada yada waxeeyxoojin doontaa xoriyada saxaafada& cabirka fikirka shaqsiyadeed sidoo kale dalka dadka ku soo laabanaya si buuxda ayeey doowlada ugacan qaban doontaa si eey uga qeeb qaataan dib udhiska dalka.

GUNTII&GABAGABADII

-----------------------------------

waa ma suu liyad saaransoomaalida dalka& dibadaba ku nool in eey ilaaliyaan qaranimada& jiritaanka dalkooda.oo eey ka faa ii deestaan fursadan dahabigaa.oo eeynuku dooneeyno soo nooleenta qaranimada yada iyadoo eey maanta nagu garab galayaan beesha caalamka si walboo eey tahayba waxaan soo dhaweeynayaa dhamaan tiin in aad ila qeebsataan riyadan oo ah dib udhiska soomaaliya oo eeynu ka soo qaadeeyno baaba.&rajo xumida maanta taagan oo eeynu sameeyno doowlad wadaaga oo isu xiran iyadoo la isku xurmeeynayo. waxaan idinka codsanayaa in aan gacmaha isqabsano si aan u badbaadino qaranimada yadii luntay wada jirka yagii&walaal tinimada yadii eeynu u soo ceshano.

inshaa alaah wabilaahi toowfii

<><>
Qoraalkan kala xiriir:

Axmed Muuse Cabdulle
axmeddheere65@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com |  March 10, 2004

Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More..
.
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
usa


kaah


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri



XAAFID QUR'AAN cFatax
Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD