Daabaco
Boggan | Print |
|
1,500 BC Fircoonkii laoranjirey Seankhane
Menthuhoteps IV ee Thebes ayaa sahan safar badeed
usoodiray xeebaha Soomaaliya, kuwaas oo loo
aqoonjirey dhulkii uduga "The Land of Punt."
7-900 AD Carab iyo Beershiyaan [Persians] ayaa
xiriir layeeshay jaaliyaadihii kunoolaa xeebaha
Saylac, Muqdisho, Marka iyo Baraawe.
1528-35 AD Ahmed "Gurey" ayaa dagaal
lagalay Abyssinians isagoo siweyn isaga difaacay
ilaa ay usoo hiiliyeen ciidan hubaysan oo Bortuqiis
ah [Portugese musketeers].
1889 Kadib markii ay heshiis galeen Suldaano iyo
Ingiriiska ayuu Woqooyiga Soomaaliya ka
dhaqangeliyey Somaliland.
1894 ayaa heshiiska loo yaqaab "Tripartite
Accord" waxaa wada garey Ingiriiska [Great
Britain], Talyaaniga [Italy], iyo Itoobiya
[Ethiopia], kaas oo kusaabsanaa dhulka Soomaaliya.
Talyaaniga waxaa lasiiyey dhulka soo eegaya
badweynta Hindiya oo waagii dambe loo bixiyey
Italian Somaliland. Heshiiskaasu wuxuu
aqoonsaday in Mililikh [Menelik] uu qaato dhulka
galbeed ee Soomaaliya ee loo yaqaan Ogaden.
1899 Maxamad Cadulle xasan ayaa la dagaalamay
wadaamada Ingiriiska [British], Talyaaniga iyo
Ethiopia.
1940 Talyaaniga ayaa qabsaday dhulkii ingiriisku
qaatay ee Somaliland, qabsashadaasi muddo badan
masii jirin.
1947 Waxaa la asaasay xisbigii dhallinyatada
Soomaaliyeed ee SYL [Somali Youth League], oo ahaa
xisbigii siyaasiga ahaa ee ugu horreeyey Soomaalida
cusub.
1950 Qaramada Midoobey [UN] ayaa dhulkii
talyaanigu haystey ogolaatay xorimo gaarsiin
oo uu
talyaanigu sii hayo.
1955 Ingiriiska ayaa gobolka loyaqaan Reserved
Area (Ogaadeenya) iyo Hawd kuwareejisey Itoobiya.
1960 bishii June 26keedii ayaa Somaliland
kaxorowdey xukunkii Ingiriiska. bishii July
1deedii isla sanadkaas ayaa Soomaaliya intii uu
Talyaanigu siihayey xorowdey oo ay labadaas qaybood
midoobeen.
ISHA.QORMADAN |
|
|
|
|
Cambaarayn Dilkii Dr. Cabdi
Maxamed Aden oo Lagu Diley
Kismaayo
Afhayeenka
Golaha Badbaadinta Shacabka J/Hoose
AbdiBarre
jabriil62@hotmail.com
WAR
SAXAAFADEED UU SOO SAARAY AFHAYEENKA
GOLAHA BADBAADINTA SHACABKA J/HOOSE
10-24-05
Golaha Badbaadinta Shacbaka J/Hoose Wuxuu
si kulul u canbaraynayaa burcadda xaaranta ku haysata
Gobolka J/Hoose Kismayo Dilkii naxdiinta lahaa oo ay ku
dileen Tariikhdu markay ahayd,10/23/005,DR-Abdi Mohamed Aden
oo ahaa Dhakhtar caan ka ahaa Gobolkaas oo ka soo jeeda
dadka degaanka oo ay u dileen si bareer ah Goluhu wuxuu
falkaas ku Tilmaamay fal wuxuush nimo ah oo ay ku dabar
geynayaan dadka deeganka waxaana falalkaas ka danbeeya (Madaxda
maamulka gobolkaas).
Burcadaan oo dhawaanahaanba Goboolka ka
wadey Dilal aan kala joogsi lahayn oo ay ku xasuqayaan dadka
ka soo jeeda deeganka si loo barakiciyo ka dibna lagu beero
Burcada ka soo dushey Gobolo kale Goluhu wuxuu ugu baaqayaa
dhamaan Hay'addaha caalamiga in ay joojiyaan dulimaadka iyo
gargaarka ay geynayaan Gobolkaas laguna soo rogo in ay ka
jirto xaalad Burcadniimo
goluhu wuxuu ka codsanayaa hay'addaha u qaabilsan ilaalinta
xaquuqul insaanka in lagu soo oogo Askariga waalan oo u
xuubsiibtey ka ganacsiga dhiiga dadka aan waxba galabsan in
loo diiwan galiyo laguna ciqaabo talabadaas fooshaxuun oo uu
ku gumaaday dadka aan waxba galabsan.
Goluhu wuxuu ugu baaqayaa DFK ah in ay wax
ka qabto sida ugu dhaqsaha badan Madaama uu ka tirsan yahay
galaha xukumada ku meelgaarka ah isla markaasna ku
qaraabanaya maga wasir niimo waana in dawladu qoraal adag ka
soo saarto falka bahalnimada ah oo uu wado Shaydaan Hiiraale
Goluhu wuxuu ka digayaa cawaaqiib xumadii halkaas ka timaada
in uu masuliyadeeda u ridan doono Hiiraale, Goluhu wuxuu
kalo digniin ka bixinayaa in malmaha soo socda dadkale oo
aan waxba galabsan loo taxaabi doono xabsiyada ay samaysteen
oo dadka aan waxba galabsan lagu ciqaabayo iyadoo la
geesmarayo kuwii falalka foosha xuun geystay ay magaalada
mushaaxayaan qarna gobolo kale loo qaxiyey si ay u kala
badbadaan Burcada xaranta ku haysata gobolkaas.
Afhayeenka Golaha Badbaadinta Shacabka J/Hoose
AbdiBarre
jabriil62@hotmail.com
Afeef: Qoraalkan waxaa leh qoraaga ku
saxiixan
Oct 24, 2005
Shariif
Xasan oo Xalay la hadlay Soomaalida London, UK
UK: Gudoomiyaha Baarlamanka
Soomaaliya ayaa xalay khudbad dheer ka jeediyay Hall weyn oo ku yaala
Bariga magaalada London oo...
Guji...
Oct 24
LAFIHII
QUBUURAHA TALYAANIGA OO MAANTA LAGA DHOOFIYEY B/DOOGLE
Waxaa Axad xiligii
duhur-nimadii laga duuliyey garoonka B/Doogle lafihii dadkii laga soo...
Guji...
Oct 23
Abwaan
Yam-Yam oo ku Geeriyoodey Shil Gaari
Waxaa dalka Mareykanka gaar ahaan
Gobalka Ohio shil baabuur ku geeryooday Allaha u naxariistee C/qaadir
xirsi (Yam yam) oo...
Guji...
Oct 22
Sh. Cabdul Raxmaan
Al-Sudais oo Helay Abaalmarinta Shaqsiyadda Islaamka ee Sanadkan....
Imaamka Masjidka Weyn ee Makka AL-Mukarama
ayaa lagu gudoonsiiyay Dubai...
Guji...
Oct 22
Taariikh Kooban oo Soomaaliya
Tajikistan oo Xijaabka Ka Mamnuucday
Iskuulada iyo Jaamacadaha
iyo Muslimiinta Adduunka oo Caro Weyn ka
Muujiyey Joornaal Aflagadeeyey Nebi Muxamed (Scw)...
Guji... Oct 21
Cabdi
Qaybdiid oo Xabsiga Laga siidaayey
Wararka ka imanaya Sweden ayaa shaaca ka qaaday in..
Guji..
Shiikh
Indha-Cadde “Warbixintii Qaramada Midoobey waxay ahayd mid xaqiiqda ka
fog
haddii aan nahay Maamulkana waxaan
dagaal kula jirnaa Beerisa Xashiishka ”, sidaas waxa uu ka sheegay shir
jaraa'id oo uu...
Guji...
Oct 20
VIDEO:
Maxkamadii la soo taagey Saddam Xuseen|
CBC
Canada
oo Xabsiga u Taxaabtay nin Reer Rwanda ah
oo Lagu eedeeyey Fal-Dembiyeedyo Dagaal (Xasuq)
uu Ka Geystey Rwanda Sannadkii 1994...
Guji... Oct
20
Muqdisho: Banaanbax looga soo horjeedey
Xarigga Cabdi Qaybdiid
»Muuse
Suudi “Xariga Qaybdiid waa afduub laga maleegay..
»Qanyare
“Cabdulahi Yuusuf maa la xiro isagaa qirtey..
»Cabdi
Qeybdiid oo qareen cusub loo qabtay...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... GUJI...
Oct 19
Wararka iyo
Maqaallada Laga Qoray Xariga Qaybdiid
»Imaamka
C/llaalhi Rooble “xariga Cabdi Qaybdiid..
»Shaqsiyaad
Soomaali-yeed oo u ololeenaya sidii loo..
»imaan
Xasan Jiirow “xariga Cabdi Qaybdiid Wuxuu..
»Cabdi
Qaybdiid oo gaashaanka ku dhiftay Eedeymihii
»Banaanbax
looga soo horjeedo Xariga Qaybdiid
»Dowladda
Federaalka oo ka hadashey Xariga Qaybdiid..
»Safaarada
Sweden ay ku leedahay Nairobi oo laga dalbadey.
»Video
ay soo bandhigtay shabakada aftonbladet..
»Warbixin
kusaabsan xarigga Cabdi Qaybdiid...
»Haku
waana qaateen ragii ku xadgudbey bulshada
»Qoraal:
Golaha Badbaadinta Shacabka J/Hoose..
»Qaybdiid
oo Jeegada la Qabtay iyo Koneylka oo..
iyo qoraalo
kale ka oo la xiriira ... akhri halkan. GUJI Oct 19
Mas'uuliyiin
Ka Tirsan DFKMG oo Kulamo La Yeeshay Dawlada Masar
Tan iyo Markii lagu Dhawaaqay
Xukuumada Federaalka Kumeel Gaarka ah ee Soomaaliya ayaa waxay...
Guji...
Oct 17
Col. Cabdi
Qeybdiid oo ay Gacanta ku Dhigeen Ciidamada Booliiska Sweden
Xalay
habeenimadii waqti-dambe ayaa Booliiska Dalka Sweden waxay qabteen
Cabdi-Qeybdiid iyagoo amar ka helay Xeer-ilaaliyaasha Caalamiga ee
Magaalada Gothenberg. Qeybdiid ayaa booqasho ku joogay Sweden...
Guji...
Oct 17
|