SomaliTalk


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - KENYA

WARARKA IQRA FM - NAIROBI

Moi: waxaan u rajaynayaa soomaalida guul

 
Sawirka oo Weyn
IQRA FM Laanta Soomaaliga 

Ridwan Xaaji Cabdiwali  

iqrafm@bidii.com | ridwanhaji@journalist.com

Nairobi, Kenya | 11 Oct, 2002

 IQRA FM
95.1 IQRA F.M

 madaxwayanaha dalkan Kenya oo waraaqaha casuumadaha gaarka ah ee shirka dib uheshiisiinta soomaalida ukala diray madaxda urur goboleedka IGAD si ay uga soo qayb galaan munaasabada furitaanka shirka oo ka dhici doona magaalada Eldoret oo 320 km u jirta magaalada Nairobi maalinta talaadada ee 15 October sanadkan waxaa lagu marti qaaday Dawlada Kumeel gaarka, Puntland, SRRC, somaliland, Jubooyinka ,RRA, Ururada Bulshada iyo Odayaasha Dhaqanka sida qoraalka Gudiga farsamada uu soo saaray.

Madaxwayne moi waxaa uu u rajaynayaa soomaalida in ay halkaas ku gaaraan heshii mira dhal ah oo wax u tara ayaaha dadka soomaaliyeed oo muda kabadan 12 sano is af garan waa ku kala dhex jiray sida aanu ka helay wasaarada arimaha dibada ee dalka Kenya.

dadka ka faalooda ariamaha soomaaliya oo maanta u waramayay idaacada IQRA ayaa sheegay in shirkan qaab ahaan iyo maamul ahaanba uu ka gadisanyahay midkii Jabuuti iyagoo marka laga eego tirooyinka xadidan ee xubnaha shirka ka qayb galaya oo ilaa iyo hada lagu koobay 300 oo ergo taasoo si wayn uuga hoosaysa tiradii iska furnayd ee shirkii Jabuuti.

ridwanhaji@journalist.com 

iqrafm@bidii.com 

Oct 11, 2002

FAAFIN: SOMALITALK.COM 

KAYDKA WARARKA EE IQRA - News Archive - GUJI/CLICK

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
Eldoret waa Magaalo sidee ah
Magaalada eldoret oo ah magaalada lagu qabandoono shirka nabada Soomaalida waa magaalo aad u wayn oo . IQRA.. 26/8
   
 
Elijah Mwangale Ergayga gaarka ee Kenya U Qaabilsan Dalka Somalia 
Baadari Aflagaado ugeystey Diinta Islaamka iyo Nebi Muxamed (scw)
Muslimiinta Maraykanka ayay aad uga xanaajisey markii Rev. Jerry Vines uu yiri “Krishtaanka waxaa aasaasay wiilkii ilaahay -sayid Jesus, islaamkana waxaa asaasay Muhamed ina shaydaan oo ah carrur kufsade guursadayna 12 haween ah kuna qatimay gabar sagaal jir ah” GUJI.HALKAN June 17

Xildhibaanada Soomaalida Kenya oo wada jir u canbaareeyay Dawlada Itoobiya GUJI.HALKAN 


Dugsi Khaas ah oo ay Leeyihiin Muslimiintu oo Albaabada Looxiray
DENMARK - Dugsiga khaaska ah (private school) ee lagu magacaabo Æraskolen, ayna maamulaan qaar ka mid ah muslimiinta deggan magaallada Odense ee dalka Denmark ayaa..GUJI.HALKAN  June 2 


Wardheere oo Qoraal u Diray Madax sare oo Katirsan Maraykanka
"Waxaan ogaalkaaga gaarsiinayaa xasuuqa ba’an ee ka dhacay 13kii, May, 2002da Buula Xaawo..." oo... GUJI.HALKAN


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD