|
FASAXAAGA CIBAADO
IYO
ICTIKAAF U NIYEYSO
Waxaa la ogeysiinayaa Dhammaan jaaliyadda Soomaaliyeed, gaar ahaan waalidiinta
iyo dhalinyarada ku nool labada magaalo ee mataanaha: Minneapolis-St. Paul inay
jirto Muxaadarooyin iyo Dood cilmiyeed ee lagaga hadlayo:
"Xalka Islaamka Iyo Dhibaatooyinka Heysta Dhalinta Qurbaha Ku Nool"
Culumada Ka hadli doonta:
Sh. Ahmed Taajir Imaamka Masjidka Ummutu Muhammad
Sh. Xasan Jaamici Imaamka Masjidka At-taqwa
Br. Asad Zamaan Maamulaha Iskuulka Cusub ee
Tariq Ibnu Ziyad
GOOBTA: MASJIDKA UMMUTU
MUHAMMAD ee ku yaal
315 E. Lake Street, Mpls,MN
GOORTA: AUGUST 30,2003
Galabta Sabtida 8:00pm
Wixii faah faahin ah kala xiriir:
Sh. Ahmed Taajir Tel. (612)388-1447 ama Mohamed Hussein (612)275-7154 ama Mahad
Dish (612)986-1873.
Hmohamud@midmnlegal.org
Faafin: SomaliTalk.com | Aug 22, 2003
....
Copyright
& Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
Kulaabo bogga hore ee
www.somalitalk.com
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan
|