SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - BAYAAN

9 January 20039 January 2003

Ku: Beesha Ciise Mox'ud Ku Nool Nugaal & Puntland State

Ka: Ciise Mox'ud ku nool Dibadah (Europe, EEC, North

America, Africa and Middle East and Australia (Down under)

  (qoraalka oo dhanHoos Akhri

KAAH
Choose kaah for confidence, convenience & competitive, rapid, reliable & responsive

  

I. Anigoo ah jaalliyadda ciise moxamud ee ku dhaqan dalka

Dibaddiisa waxaan halkaan aan ku cambaarayn Col Abdulahi Yusuf iyo maleshiinta tageersan oo ka wada dagaal sockeeya ah dhamaan Puntland state iyo gaar ahaan magalaada Qardo iyo dhamaan dhulalkii lagu dagaalamay.

II. Markii aan yeelanay mar labaad wada tashi ku saabsan xalaada Puntland State iyo dhiwaatoying la soo gaarsiya Walaaleheen Cusmaan Mohamoud waxaan go aansanay sidaan hoos aan ku soo sheegi Doon.

III. Waa in laga hortaag si walba Col. Abdullahi Yusuf iyo maleshiyada tageersan waa in la soo saar maxkamada caadila ah taas oo u noqoto tilmam dheer dhamaan Warlords ka dagaalamayo dhulalka soomaaliyeed oo idil, oo ka ganacsado dhiga dadka aan waxwa galabsano sida carruurta iyo hooyoyiga iyo dhalinta u soo kori lahayeen dhamaan gobalka ama wadan oo idil.

IV. Waxaan codsi buuxo aan ugu baaqeena dhamaan aqoonyahanad iyo dhalinta Isse Mohamoud iyo Odayashe iyo Isimada iyo Sultaanada in aya moqif wanaagsan ah la soo baxaan waa in aan lagu tageerid gardarad buxda ee Col. Abdullahi ka wada gobalk oo idil, waa in laga dhigin meel uu abdullahi iyo maleshiyada tageersan in ay hoya ka dhigtaan Garoowe iyo melal kalewa, Waa in la soo qab qabtaa dhalintii ka dagaalantay ama werarka gardarada ah ku qaaday walaaloohad Usmaan Mohamoud waa in loo xugumaa, Waa in logu soo saar si awood buxda in uu heesan dhul uu u dhalan Col. Abdullahi iyo Maleshiyada taageersan oo gacan ku dhiiglayash ah.

V. Waxaan codsi la mid ka codsaneenaa dhamaan qabiilah kale ee ku nool dhamaan dhulalk Puntland State waa in ay qaataan mid la mid ah ama ka wanaagsan oo xal u noqoto jiritaanka ayaha danbe ee gobalka Puntland waa in nabad iyo kale danbeenta la xaq dhoora iyo sharciga, waa in la sameeya ilo ka madax banana dowlada gobalka sida ilah dhaqalaha, waa in la sameeyo uruur madax banana sida maxkamada sharciga ah iyo kuwa soo baaro falalka xun oo geestay Col. Abdullahi Yusuf iyo maleshiyadiista intuu wadan ka talinayay.

VI. Waxaan halkaan ugu direenaa tacsi murugo ah dhamaan dadki wax ku yeelowey ama ku nafwaayey dagaaladii ka dhacay aagagga Qardhood iyo sidoo kale ehelkii iyo qarabadii ku ka dhintay C/risaaq Maxmed Jama Boobe samir iyo imaan ilahay ha inaga siiyo isagna jano fardoowsa ha ka warabiyo dhamaantood Amiin.

Waxaa saxiixay bayaankaan

  • 1. Nabddoon Siciid Axmed Xaaji
  • 2. Nabddoon Mox'ed Diiriye Qoorad
  • 3. Samadoon Xirsi Bulxan
  • 4.Col.Ahmed Mohamed Isse Jama (Dhalcade)
  • 5. Dr.Moxamed Saciid Faroole
  • 6. Dr. Abshir Kidaarre
  • 7. Inj. Maxamed Diiriye Laalac
  • 8. Inj.Ibraahim Maxamuud waran-wayne
  • 9. Inj.C/qaadir Max'ed Max'ud (Qoordooro)
  • 10. Inj. Maxamed Axmed Jaamac
  • 11. Inj. Maxamed Ismaciil Hangoolle
  • 12. Ruqia Aw Mohamed farah
  • 13. Inj. Liibaan Axmed Caafi
  • 14. Dr. Cisman Cali Qaroofeey
  • 15. Col.Cabdi Salaad Ali Ilyare
  • 16. C/risaq Cilmi Xirsi (fagare)
  • 17. Mox'ed Ducaale Nuux (Qays)
  • 18. Maxamed Saalad Wayrax(Saacadaale
  • 19. C/llahi Muse Aw-cali (C/llahi dheere)
  • 20. C/qaadir Daahir C/lle
  • 21. Faarax Cilmi Shiddo
  • 22. C/qadir Siciid Xirsi (Goerge)
  • 23. Bashiir Bulshaale Boos
  • 24. Axmed-nur Xaaji Jaamac Qare
  • 25. Yuusuf Jaamac Degel (Cambacambe)
  • 26. Samadon Cali Dhawaaq
  • 27. Siciid Muuse (siciid sheexo)
  • 28. Mox'ed Jamac Degel (Cirroweyne)
  • 29.AbdiAziiz Haji Ali warsame ( Dulaale)
  • 30. Xaaji Faarax Siciid Aw-Yuusuf
  • 31. Sh. Cawil Shiikh Xaamid
  • 32. Muxiyadiin Diiriye Nuur
  • 33. Cabdiwali Xirsi Nuur
  • 34. Cali Xirsi Nuur Xirsi
  • 35. Dr Hussein Mohamed Abdi
  • 36. Sayid-Ali Diiriye Nuur Xirsi
  • 37. Xasan Cusmaan Aloore
  • 38. Siciid Cabdi Oorey
  • 39. C/sataar Xaaji Aadan
  • 40. Mox'ed Siciid Mox'ed
  • 41. Osman Yusuf Warsame (dulaale)
  • 42. Dr Osman Ibraahim Mohamoud (Ibraahim gaab)
  • 43. Mahado Nuur Cigaal
  • 44. Abdirazaaq A Nuur Cigaal (deeqow)
  • 45.Mohamed Abdi Isse (kaneeco)
  • 46.Abdinasir Abdulkadir Elmi shuluc
  • 47. Dr Abshir Farah
  • 48. Osman Mohamed Mohamoud (Takar)
  • 49. Khadijo Haji Awad
  • 50. Osman Nuur Geele
  • 51. Eng. Abdulkadir Mohamed Abdi (yanye)
  • 52. Hawo Macalin
  • 53. Omar Mohamed Isse
  • 54. Dr Ahmed Mohamed (Goobe)
  • 55. Mulaaxo Mohamed Warsame(Dulaale)
  • 56. Halime Haji Ali warsame (dulaale)
  • 57. Salxaan Yuusuf Waraabe
  • 58. Maxamed C/laahi Xuseen(Shoortaaye)
  • 59. C/daahir Siciid Yuusuf
  • 60. Axmed Siciid Geelle (shoodhe)
  • 61. Xuseen Yuusuf Muuse
  • 62. Ceydaruus Jaamac Faarax
  • 63. Maxamed Cabdi Cartan
  • 64. C/qaadir Xasan Mox'ed (kurtun)
  • 65. C/kaafi Xasan Mox'ed
  • 66. Faarax Ciise Siciid
  • 67. Bashiir Mox'ed Faarax
  • 68. Saleeban Cirroweyne
  • 69. Yaasiin Cirroweyne
  • 70. Xabiib Aw-max'ud Ciise
  • 71. C/fataax Yuusuf Cilmi Mataan
  • 72. Xasan Axmed-nur Dalabey
  • 73. Xasan Xirsi Barre
  • 74. Yoonis Cabdi Nuur
  • 75. Axmed Daahir Cunaaye
  • 76. Cabdi Cali Carrabeey
  • 77. Mox'ed Cali-mire Ciise-dhuux
  • 78. Kooshin Ali Faarax Dheere
  • 79. Axmed Jaamac Guntiyare
  • 80. Axmed Jaamac Nuur
  • 81. C/qaadir Mox'ed Warsame (Joocaar)
  • 82. Axmed Warsame Jaamac
  • 83. C/fataax Cirroweyne
  • 84. C/rashiid Cali Bootaan
  • 85. Ciiro Xasan Dheere
  • 86. Ibraahim Caynab Yuusuf
  • 87. Jaamac Yuusuf Cali Xoosh
  • 88. Mox'ed C/qadir Daahir (ina-weerarood)
  • 89. C/Karin Mox'ed Farax Ceeri (Khaldaan)
  • 90. C/weli Warsame Dhagadheere
  • 91. C/llahi Shiikh Fariid
  • 92. Mox'ed Cabdi Xaaji (Nahaar)
  • 93. Siciid Shiidaad Xaaji Xuseen
  • 94. C/fataax Cali Shire
  • 95. C/risaq Ciise Xaaji Cumar
  • 96. C/risaq Faarax Muuse Mataan
  • 97. C/shakuur Salaad Cambuulo
  • 98. C/xakiin Salaad Cambuulo
  • 100.Guuleed Axmed Muuse
  • 101.C/qani Daahir Xuseen
  • 102.C/risaq Yaasiin Cadde (Caanageel)
  • 103. Mox'ed C/llahi Cali Bootaan
  • 104.Caaggane C/llahi Cali Bootan
  • 105. Warsame Daahir Warsame
  • 106.Axmed Daahir Cunaaye
  • 107. Mox'ud Cabdi Guuleed Cadde
  • 108.Mox'ed Mox'ud Diiriye (Burco)
  • 109.C/raxman Shiikhdon Cali Ciise
  • 110.Fatxi C/shakur Cali
  • 111.Mubaarak Mox'ud Cawad
  • 112.Mox'ed Aadan Sanweyne
  • 113.Axmed Mox'ed Muuse (Duufaan)
  • 114.C/raxmaan Geelle Samatar Surcad
  • 115.Ciise Waraabe Juujuule
  • 116Axmed Cawad Cawado
  • 117.C/risaq Sh. Axmed Cali
  • 118.Xasan Axmed Waraabe
  • 119.Cabbaas Axmed Xaaji
  • 120.C/rashiid Mox'ed Aw-cali
  • 121.C/salaan Yuusuf Waraabe
  • 122. C/risaaq Axmed Feerayare
  • 123. C/qani Axmed Tuurre
  • 124 Geeddi Axmed Tuurre
  • 125. C/Karin Axmed Faarax-Madow
  • 126. Ciise Jaamac Nuur
  • 127. Cabdulaahi Cilmi Cali Takar
  • 128. Cawil Axmed Jabuute
  • 129. Cawil Ciise Cawad
  • 130. Abshir Macallin Fagad
  • 131. Xuseen Xaaji Yuusuf
  • 132. Maxamuud Xaaji Aadan
  • 133. Saciid Faarax San-wayne
  • 134. Maxamed Cabdinuur
  • 135. Yuusuf Ciise Yuusuf (Aspro)
  • 136. Jamac C/llahi Warsame
  • 137. Jamac Mox'ed Aw-cali
  • 138. Abshir Xasan Abshir
  • 139. Mahad Xasan Abshir
  • 140. C/llahi Ciise Aw-Mox'd
  • 141.Cali Mox'ud Nur Dalabeey
  • 142. Abdirahman Ahmed warsame
  • 143. Abdirahmaan Ali Guureye
  • 144. Ahmed Gurey Karshe
  • 145 Habib Mohamaud Isse
  • 146. Aden Mox'ed Jamac Degel (Carawey)

 

© By: Dr H Mohamed Abdi

Email. Amohamed004@hotmail.com 

Date:09/01/2003 Time: 15:55Hrs

Qoraalkaan wuxuu cusboonaysiin u yahay qoraalkii hore ee beesha Ciise Maxamud 

I  I  D  H  E  H

January 9, 2003 

FAALADII AL-HASSANI: ARIMAHA QOYSKA
Dumarka oo ka soo taagan guurka faraha badan! GUJI.. 2/1/3


Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan.   

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
Eldoret waa caynkee
ELdoret- Bishan
Eldoret-Nov 2002
Eldoret-Oct 2002

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD