DALSAN MINNESOTA OO LASIIYEY SHATIGII 2003
DALSAN WAXAY BALLAN QAADAY IN AY LACAGTA KU
BIXIN DOONTO 4 SAACADOOD GUDOHOOD
Qoraal xawaaladda DALSAN USA soo gaarsiisey SomaliTalk ayey ku cadeysay in
lasiiyey sharciga xawaalada ee sannadkan 2003, qoraalkaas waxa uu ku bilaabmay
"Shirkada Dalsan U.S.A
La siiyey sharcigii oo uu gacantayda soo galay markay taariikhdu tahay
1/8/03"
DALSAN waxay intaas ku dareen "Waxaana bulshada Soomaliyeed u Balaanqaadaynaa in aan shaqadayada Labanlaabi
doono ,
waxaan kale oo ka balanqaadaynaa bulshaweynta Soomaliyeed in aa lacagaha ku
bixin doono mudo afar saac Gudahood ah inshaa Allahu"
"Xawaalada DALSAN
waxay dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan aduunka dacaladiisa ugu
bishaaraynayaan adeeg deg-deg ah , qiime macquul ah & shaqaale u
jajaban inay u adeegaan bulashadooda." [ xafiisyada
Dalsan]
Wixii faafhaahin dheeraad ah
waxaa lagala xiriiri karaa
Siciid Dhiif
Email: saidomar2001@hotmail.com
Jan 9, 2003
|