SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - RA'YI
URURKA DALADA ARDAYDA SOOMAALIYEED IYO BAA"BINTA JIILKA SUCUSUB

DIYARIYE:SAXAFI C/RISAK ADAN ALI {DALMAR} SUDAN

dalmar203@yahoo.com

KAAH

kadib markii ay dhacday dowladii uu katalinayey ale haunaxariistee madaxwayne maxamed siyaad barre ayaa waxaa soo if baxay dhamaadkii 90 aad kooxo qoowlaystayaal ah oo markaa sheegta (islaamiyiin) kuwaasoo noockasta isugujira oo iyagu danaystayaal ah kooxahani waxay dantii umada soomaaliyeed kahormariyeen danahooda gaarka uahaa iyo kuwa dadka ay makaasi isku kooxda yihiin ama isku rerka yihiin haday ahaan lahaayeen kuwa islaamiyinta kubtirsda oo kaxun kuwa dadka laaya waayo kan mowqifkisu wuu cad yahay lakiin nin wadad isga kaso dhigay oo hada ku cunyaa waa cajib ama layaab waxayna joogaan somalia

gobalkasta haba lakala badsadee waxa kamid ah ururadnu ururka labaxay (dalada ardayda soomaliyeed)wuxuna wakiil kayahay uun 6 ookutaal mogadishu magacasana wuu labaxay ogada inta kadib akhristow daladani waxaa la asasay sndii 99 bar tilmaameedkay ga maanta ayaan waxaan kaga waramaya waxan ay sheeganayso ama aan doonayo in aan usheegaya bulsho waynta soomaaliyeed in muwaadin ka soomalaiga ahi ama ardayga ahi u kujiro dulmi aad uwayn ay jirto DALADA aan wax kajirin oo uun kashaqeysa mogadishu daladani waxaa aasastay kooxo donaya inay wadanka araydiisa dhexdhigaana mushiklad aaan dhamaamin waayo waxaa kadaran nimankan daladan isakleh ama wata waxay inta badan ka shaqeyan inardayda kunool sida sudan ay intabadan tusaan cunsiryad kuslaysan {qabiil}ama in hay hay adaha carabtu ay wax u qabtaan somalida xamar uun sida uu iigu waramay arday kasoo baxay iskuulka axmed guray daladani ninmanka amdaxda uah waa niman sheganaya in ay yihiin wadaado kusheeg wadadnimada goormay noqotay khiyaameenta shacabka kadaalay murugada iyo silica hadaba soomaaliyeed ee la liita dhibaatada aan dhamaanin mudo 13sanoah,ururkani labaxay dalada wuxuu caan kuyahay inuu xirir wacan laleyahay dhamaan wadamada carabta oo dhani isagoo markaa uu kajoojiyey shaahaadadii soomalida ee horre ee shaqayn jirtay xiligii siyaad bare waxyabaha kale ee aysameeyaan waxaa kamid in dhamaan hay adaha carabta oo dhani ay soo xirteen oo hadii aad arji hay" ad uqorato ay kuoranayso fadlan utag kooxdaas iyo kuwa kale oo markaas xaruntoodu ay tahay mogadihsu ,waa cajiib akhristoy haduu dagaalkii sokeeye dhacay oo ay carabtani inoo ogolaadeen in aradayga soo maaliyeed ay siiyaan wax baarsho maxaa sababay in kooxo islaam sheegta ay inaga hor istaagaan danteeda guud kadib
Qaabka Loo Qoro Wararka, Faalooyinka iyo Ra'yiga GUJI.HALKAN....
markii anaanu uga harnay arihimohoodii kale waxa intaasi dheer in daladani ay leedahay hay" ada layirahdo imaamushacimi oo hoostagta iskuulka imaamu shafici ee xamar iyadoo daladani ay markasta ardayga soomaliyeed ee joga xamar waxa ama kasoo baxa iskuuladooda ka qadata ma rkuu fadhiisanayo examska ama imtixaanka lacag marka uuu qadanayo shahaadana lacag iyadoo taasi aysan jirin qaybo kamid ah dalka soomaaliya sida hargaysa iyo puntland iyo meelo kamid ah wadanka somalia waxaa kaloo jira in ururkani uu xirir laleyahay ururo badan oo carbeed kuwaaso iyaguna ay kadhexayso wada sheqeen iyo curyaamin umada dhibaataysan e esoomaliyeed hay" adani waxay la macaamishaa sida hay adaha {wakalada musliminta africa abudai al kahyriya nadwa al calamia. bank al islamia iwm}waxay hay" adani caan ku tahay in shahaadada iskuulada ay koontaroosho shaahaadooyinkooda markaad latagto wadama sida sudan yemen pakistan suria masar waa iyagoo xataa kugeeyey wadankaas inlagu oranayo fadlan shadadaada kasoo sax wasaarada wax baarshda wadankeena waana lu" gooyo inteda le"eg waxaana laga qaadayaa lacag dhan 10$ iyado markan joognay xamar aan wax kusoo dhigana jirnay lacag ay nu iska bixino xiligaas xataa waxa jirtay in dibada marka ay tagaan ay yiraahdaan waxanu wax barashu gaynay ama uqaaadeynaa arday le" eg intaa inta ay shegan tiro farabadan oo aan lamaqan xataa ma xishoonayan mararka qaar waxa layaaba carabta oo yiraahda wadankina nabad kamajirtee maxaad sheegysaan kadib hadhow aad adiga is debderto marka aad tagto wadankas xataa noloshada waa yabe oo yaab dhalay waanu isdeberna guntii iyo gebagebadii waxan leyahy daladow dald matihid e ilaahay kabaqab iskana daaya waxan aad kujirtanwaayo atariikh ma maguuraan berina waa lafuraya tariikhda waxa ay qorto waa maguuraan waxaan kusoo gabagabeenayaa ilaah kayaaba oo oo naxariisdaradana iskanadaaaya waxa aad kuhaysaan ardayda soomaaliyeed ee jogatawadanka iyo qurbahaba hadaba
KOORSO "C PROGRAMMING" AH
waa koorso lacag la'aan ah oo aad ku baranaeysid sidii aad adigu u samayn lahayd barnaamijyo aad aliftey..... www.somalitalk.com/program

kuwaas ma oran karna wadaado waxaana muhiim ah in aanu la dagaalano sida alqaeda ay ula dagaalamayso usa,islaam ka iyo dadka sheeganaaya wa kuwa nocaas ookale udhaqma waxanu diyaar unahay inanu ladaalan no cid alaale cida kutumanaysa umada soomaaliyed ee dulmiga haystaa uudhfay daruuraha hadii mid wadaad sheeganayaa uu dhan naga cuno oo uu jabhad iyo burcad iyo falaago waa iskuwda mid kuwaan kor kusoo dheegay iyo kuwan xageenu u cararna asoomaaliyee waxaan oranlahaa in ay dhibaatada inaga daayaan kooxdan DALADA WAXBARASHADA SOOMALIYA DALAD KUSHEEG CASRI labaxaday cid aad mas uul katihiin majitree magaca soomalida hauga ciyaarina waxadna tihin khaa imiin ilhay ana aqoon waxana jeclahaay war bixintaan tan xigtaa inana kusoo qoridono solamitalk waxaana soo bandhigi doonaa sawiro markhaati kanoqonkara waxyaabaha ay samyeen kooxdaas iyo kuwa uraadgala guntii iyo gegegebadii waxaan idin oranlaaha ilaah kabaqa oo dulmiga iskadaaya hadii kale wada waxii aaad kaheshaan baad ledihiin

abdirizak adam ali (dalmar}

dalmar203@yahoo.com

SUDAN KHARTOUM


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Faafin: SomaliTalk.com | July 29, 2003 

Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Afeef: Aragtida qoraalkan waa mid u gaar ah qoraaga ku saxiixan

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis

mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...


XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


Doodii gabdhaha Soomaalida Minnesota

 


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD